Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qaraxii ka Dhacay Gaalkacyo

0
Friday July 07, 2017 - 10:37:18 in Wararka by
  • Visits: 504
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qaraxii ka Dhacay Gaalkacyo

    warar dheeraad ah oo ka soo baxayo qaraxii shalay ka dhacay m.gaalkacyo xaafadda israac ,Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in qarax ka dhacay xaafadda Israac ee magaaladaasi uu ku dhintay mid ka mid ah waxgaradka magaaladaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

warar dheeraad ah oo ka soo baxayo qaraxii shalay ka dhacay m.gaalkacyo xaafadda israac ,Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in qarax ka dhacay xaafadda Israac ee magaaladaasi uu ku dhintay mid ka mid ah waxgaradka magaaladaas.

Dad xogogaal ayaa VOA u sheegay inay u muuqato in qaraxaasi ahaa mid loogu xiray baabuurka. Wararka kale ee ay heshay idaacadda ayaa sheegay in qofka dhintay lagu magacaabo Cabdirissaq Muuse Nuur-yare.

Ilaa hadda ma cadda sababta loo bartilmaameedsaday.

Dhinaca kale mid ka mid ah suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa la sheegay inuu soo gaadhay dhaawac fudud kadib makrii uu rasaas furay askari ka mid ah kuwa dawladda.

Saxafigan oo lagu magacaabo Fahad Cabdi ayaa la sheegay inuu dhaawacu ka gaadhay qoorta. Ilaa hadda ma cadda sababta uu askarigaasi rasaasta u furay, waxaana shilkan uu ka dhacay meel u dhow Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip