Ciidamada Liyuu Booliis Oo Siidaayay Xoolo Dhaqato U Afduubnaa

0
Friday July 07, 2017 - 11:57:54 in Wararka by
  • Visits: 447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Liyuu Booliis Oo Siidaayay Xoolo Dhaqato U Afduubnaa

    Ciidamada Liyoo Booliis ee dalka Itoobiya ayaa suurtagashay in mudo ka dib ay sii daayaan Dad Xoolo dhaqato ah oo ay ka afduubteenwaqooyiga gobalka mudug oo hoostaga dagmada goldogob ee gobalka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Liyoo Booliis ee dalka Itoobiya ayaa suurtagashay in mudo ka dib ay sii daayaan Dad Xoolo dhaqato ah oo ay ka afduubteenwaqooyiga gobalka mudug oo hoostaga dagmada goldogob ee gobalka Mudug.

Dadka ay Ciidamada Liyuu Booliis ay siidaayeen ayaa waxa ay gaarayan ilaa 8 ruux kuwaas oo hada xuriyadooda helay sida ay sheegayan qaar ka mid ah dadka deegaanka.

Sababta ka dambeysa siideynta dadkaan Xoolo dhaqatada ah ayaa ka dambeysay kadib markii ay ku waayeen wax dembi ah mudo baaritaano ay ku hayeen darteed,iyo sidoo kale dadaalo ay wadeen Odayaasha Dhqanka gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug.

Image result for ciidamada liyuu booliska



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip