Wararka

Bankiga Horumarinta Afrika oo 30-milyan dollar ugu deeqay Qaxootiga Soomaaliya

0 Visits: 742 | Sunday October 25, 2015 - 17:33:05
Bankiga Horumarinta Afrika ee Afrika Development Bank ayaa sheegay in 30-milyan oo dollar ugu deeqay in lagu caawiyo qaxootiga Soomaaliya, taasoo ka mid aheyd balan-qaadkii shirkii Brussles ee looga hadlayay arrimaha qaxootiga.

Read More »

Madaxweynaha oo si rasmi u furay kalfadhigii 7aad ee Golaha Baarlamaanka (Sawirro)

0 Visits: 754 | Sunday October 25, 2015 - 17:24:50
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow furay kalfadhigii 7aad ee Golaha Baarlamaanka Federaalka, iyadoo iminka uu ka jeedinayo khudbad dhinacyo badan uga hadlayo oo ku saabsan xaalada dalka.

Read More »

HAMBALYO DHALASHO FARXADLE

0 Visits: 3129 | Sunday October 25, 2015 - 11:39:10
Waxaan halkaan Hambalyo Dhalasho Farxad leh loogu diraynaa

Read More »

WAA WARARKA WARGYESK AMOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH axad 25 KA OKTOOBAR 2015KA

0 Visits: 877 | Sunday October 25, 2015 - 11:33:35
Fadhiga 7aad Baarlamaanka Somaliya oo Axada berrito ah furmi doono Magaalada Muqdisho

Read More »

Maxamed Cali Ameeriko oo beeniyay inuu lacago lunsaday intii uu ahaa Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya

0 Visits: 645 | Saturday October 24, 2015 - 10:07:37
Maxamed Cali Ameeriko oo ah danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhin jirey Kenya ayaa durba ka jawaabay eedeyn kaga timid Guddiga QM ee Kormeerka Xayiraadda saaran dalalka Somalia iyo Eritrea (The Monitoring Group on Somalia) taasoo ahayd inuu lacago lunsaday intuu xilka hayay.

Read More »

Maxaabiis Daacish u xirnaa dilna ku xukunaa oo xoog lagu furtay.

0 Visits: 694 | Saturday October 24, 2015 - 09:18:47
Howlgal ay si wada jir ah u sameeyeen ciidamada dawlada Ciraaq iyo kuwa Maraykanka ayaa waxay kusoo furteen ku dhawaad 100 ruux oo gacanta ugu jiray kooxda Daacish kuwaasoo dhawaan in la dilo la qorshaynayay.

Read More »

Hillary Clinton oo qaadatay mas'uuliyadda weerar lagu dilay wakiilkii Maraykanka ee Libya.

0 Visits: 695 | Saturday October 24, 2015 - 09:10:51
Xog'hayihii hore ee arrimaha dibbadda Maraykanka haddana ah musharax u taagan xilka madaxtinimada dalkaas Hillary Clinton ayaa sheegtay mar kale inay qaadanayso mas'uuliyada weerar lagu dilay 4 ruux oo Maraykan ah oo uu ku jiray qunsulkii Maraykanka u fadhiyay magaalada Banghazi ee dalka Libya.

Read More »

Jiil cusub oo Nolol ku Badbaadinaaya Soomaaliya

0 Visits: 732 | Saturday October 24, 2015 - 09:07:52
Dr. Axmed Taajir, dhakhtarka sare ee qalliinka Isbitaalka Keysaney wuxuu isbitaalka ku tababaraya kalkaaliyaal caafimaad. Yaxye (fadhiya dhexda safka hore) wuxuu qaatay tababar kalkaaliye caafimaad dhanka qalliinka.

Read More »

Shir caalami ah, loogana hadlayo sidii 15-sano ee soo socota isku filnaansho u gaari lahaayeen dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo ka furmay dalka Malesia

0 Visits: 636 | Saturday October 24, 2015 - 08:56:07
Dalka Malesia magaaladiisa Kuala Lumbur waxaa ka furmay shir caalami ah oo ay ka soo qeyb galeen madax iyo wufuud kala duwan kana socday dalalka Aasiya intooda badan, shirkaasi oo looga hadlayo qaabka dalalka ay Soomaaliya ka mid tahay u gaari lahaayeen isku filnaansho 15-ka sano ee soo socota.

Read More »

Golaha Ammaanka oo kordhiyay waqtiga cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya

0 Visits: 661 | Saturday October 24, 2015 - 08:31:15
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, kadib fadhi Goluhu ku yeeshay magaalada New York ee dalka Mareykanka. Cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa hal sano lagu kordhiyay illaa iyo bisha November ee sanadka 2016.

Read More »

Ciidamada Nabad Suggida oo gacanta ku soo dhigay nin Shabaab ah, xilli uu dagaalamaayay

0 Visits: 770 | Saturday October 24, 2015 - 08:26:28
Ciidamada Nabad Suggida Degmada Wadajir, ayaa gacanta ku soo dhigay nin ka tirsan Al Shabaab oo isaga iyo nin kale Degmadaasi shalay ay ku weerareen, nin sida la sheegay ganacsade ahaa oo ku sugnaa Nawaaxiga Suuqa weyn ee Degmada Wadajir.

Read More »

Kenya oo Maxkamada ICJ u gudbisay caddeyn la xiriirta muranka Bada ee kala dhexeeya Somalia

0 Visits: 708 | Saturday October 24, 2015 - 08:20:11
Xukuumadda Kenya ayaa u gudbisay QM caddymo la xariira muranka xuduud-badeedka ah ee kala dhexeeya Soomaaliya, iyadoo xukuumada Kenya ay doonayso in murankan lagu dhameeyo qaab ka baxsan dacwad maxkamadeed.

Read More »

WAA WARARKA WARGYESK AMOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 24KA OKTOOBAR 2015KA

0 Visits: 1292 | Saturday October 24, 2015 - 07:49:07
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA: CIIDANKA AMISOM DHAWAAN AYAY KA GUURAYAAN JAAMACADDII GAHAYR Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan She ekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdi isu ay ka go'an tahay in la horumariyo ade egyada ay bixiso Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo dhawaan dib loo hawlgeliyay, ka dib dagaalladii…

Read More »

Dhacdo xanuun leh gabar afar sano jir ahayd oo lagu toogtay dalka Mareykanka

0 Visits: 798 | Friday October 23, 2015 - 20:46:16
Gabadhan oo lagu magacaabo Lilly Alan, ayaa waxay la socotay aabaheyd oo lagu magacaabo Alan Garcia, xilligii lagu tooganaayay Magaalada Albuquerque oo ka tirsan Gobolka New Mexico.

Read More »

Madaxweynaha oo sheegay in dowladda ay garab taagan tahay qorshaha lagu horumarinayo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

0 Visits: 875 | Friday October 23, 2015 - 20:31:38
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay ka go'an tahay in la horumariyo adeegyada ay bixiso Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo dhowaan dib u hawlgashey dagaalladii sokeeye kadib.

Read More »

Dowladda Federaalka iyo Maamul goboleedyada dalka oo kala saxiixday Heshiis ku saabsan kheyraadka dalka

0 Visits: 678 | Friday October 23, 2015 - 20:06:33
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa dorraad magaalada Muqdisho ku kala saxiixday Heshiis is faham oo ku saabsan sida looga faa'ideysan karo kheyraadka dalka. Heshiiskan ayaa waxaa kala saxiixday Wasiirka Wasaaradda Batroolka Maxamed Mukhaar Ibraahim iyo…

Read More »

Shirweynihii sugidda Cuntada, Aafooyinka iyo Isbeddelka Cimiladaā€¸ oo Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay

0 Visits: 683 | Friday October 23, 2015 - 19:28:47
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay kulan looga hadlayey Fatahaada iyo Roobabka la filayo in ka da'aan dalka , waxaana Kulankaas ka qayb galey Wasaarada ay Khuseyso, iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada iyadoo Kulankaas uu furey Ra'iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed…

Read More »

Golaha Wasiirada oo magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadda iyo Roobabka "Sawirro"

0 Visits: 652 | Friday October 23, 2015 - 19:03:18
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Dorraad isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra'iisul Wasaare ku xigeenka ahna ku simaha R/wasaaraha Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyadoo kulankan looga hadlayay qodobo ay ka mid ahaayeen Xeer Nidaamiyaha Maamulka…

Read More »

Xaafadda Islii ee ay Soomaalidu ka dagto Nairobi oo noqotay meel dadka laga Tahriibiyo (Sawirro)

0 Visits: 876 | Thursday October 22, 2015 - 11:32:16
Dhallinyarada ayaa laga kala keenay dhulka Somaalida degto, waxaana la sii mariyaa alaaba, dalka Koofurta Sudan oo ay oga sii gudbaan dalka Liibiya si ay u gaaraanTaliyaaniga.

Read More »

Kooxda Baarista QM Hubka oo warbixin kasoo saaray Musuq-maasuq ka jira Soomaaliya iyo Arrimo kale

0 Visits: 759 | Thursday October 22, 2015 - 11:26:14
Kooxda cunno-qabteynta hubka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa warbixin ay kasoo saareen Soomaaliya kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin; amniga, burcadbadeedda, dhoofinta dhuxusha, musuq-maasuqa iyo argagaxisada.

Read More »