Wararka

Gudoomiyaha Maxkamadda sare oo ka dhawaajiyay inay halis ku jirto midnimada Soomaaliyeed.

0 Visits: 615 | Tuesday October 27, 2015 - 11:46:05
AVV. Caydiid C/llaahi Ilka Xanaf Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa sheegay inay jiraan cabashooyin ay qabaan dadka ka soo jeeda Gobalada Waqooyi ee Dalka oo uu isaga kamid yahay, wuxuuna sheegay in aan sidii loogu tala galay looga qeyb galinin Taladda Dalka.

Read More »

Dowladda Federaalka oo wafdigii ugu sareeyay u dirtay Hiiraan (Ujeedada socdaalkooda)+Sawirro

0 Visits: 791 | Tuesday October 27, 2015 - 11:09:34
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday arrimaha maamul u sameynta gobolka Hiiraan iyo Sh/dhexe, iyadoona iminka la dedejinayo dhismaha maamul goboleedkii shanaad ee dalka laga hirgelinayo.

Read More »

Wasaarada Amniga oo sababta Mootooyinka Bajaajta looga mamnuucay wadada Madaxtooyada ku sheegtay arimo amni

0 Visits: 627 | Tuesday October 27, 2015 - 10:09:12
Iyadoo Mootooyinka Bajaajta laga mamnuucay inay maraan wadada horumarta Madaxtooyada Somaliya, ayaa Wasaarada Amniga waxa ay sheegtay sababta looga mamnuucay wadadaasi inay tahay arimo ku aadan ammaanka Madaxtooyada.

Read More »

Uganda oo sheegtay Shabaab inaan looga adkaan karin Dagaal Milateri

0 Visits: 692 | Tuesday October 27, 2015 - 10:04:44
Dowladda Uganda ayaa sheegtay Shabaab inaan looga adkaan karin dagaal Milateri oo kaliya, balse loo baahan yahay in la isticmaalo xeelado kala duwan oo ka baxsan dagaalka si Xoogaga Shabaab loo wiiqo.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH TALAADO 27-KA OKTOOBAR 2015 -KA

0 Visits: 931 | Tuesday October 27, 2015 - 08:53:42
MADAXWEYNAHA OO U AMBABAXAY DALALKA BOQORTOOYADA SACUUDIGA IYO INDIA Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Riyadh ee Boqortooya da Sacuudiga, halkaas oo uu wadahadal kula yeelan doono Boqor Salman bin Cabdulcaziz…

Read More »

Madaxweynahii hore ee banadir State C/laahi dheere "Laba kursi kii joogaa raaya"

0 Visits: 815 | Monday October 26, 2015 - 22:24:09
Madaxweynahii hore ee dowlad goboleedkii Banadir State Md Cabdulaahi Axmed Maxamuud (C/llaahi Dheere) ayaa si diiran u soo dhaweeyay Magacaabista Gudoomiyaha cumar ee ,maamulka gobolka Banaadir Nd Shiikh Yuusuf Xuseen Jimcaale.oo habiinkii xalay loo magacaabay in uu hogaanka u qabto maamulka Gobolka…

Read More »

Daawo Sawirada: Safiirka dalka Britain ee Somaliya oo booqasho ku tagtay Magaalada Baydhabo

0 Visits: 893 | Monday October 26, 2015 - 11:48:45
Wafdi ay hogaaminayso Haweenayda Safiirka dalka UK u fadhisa Somaliya, ayaa shalay waxa ay gaartay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, halkaasi oo ay kulan kula qaadatay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Read More »

Hay'adda ICRC oo kuurgashay Nolosha Maxaabiista ku jirta Xabsiyada dalka.

0 Visits: 720 | Monday October 26, 2015 - 11:21:56
ICRC ayaa booqtay Maxaabiista meelo ka mid ah lagu hayo ee Soomaaliya tan iyo 2012-kii, booqashada ay sameesay ahayd si loo hubiyo in maxaabiista ka faa'iideystaan daaweynta.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka X.D.S oo booqday Garoonka Bali-doogle+Sawiro

0 Visits: 700 | Monday October 26, 2015 - 10:55:33
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo kamid yihiin Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, Taliyaha Ciidanka Cirka iyo saraakiil kale ayaa shalay booqasho ku tagey Garoonka diyaaradaha ee Bali-doogle, halkaas oo fariisin u ah Ciidamadda Xoogga dalka…

Read More »

Dowladda Kenya oo sheegtay inay bur burisay Saldhig Shabaabku ku lahaayeen Degmada Jilib.

0 Visits: 640 | Monday October 26, 2015 - 10:53:16
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay dileen 15-ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, islamarkaana ay bur buriyeen saldhig ay ku lahaayeen Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku sii jeeda dalka Sacuudiga

0 Visits: 657 | Monday October 26, 2015 - 10:49:18
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isku diyaarinaya sidii ay ugu kictimi lahaayeen dalka Sacuudiga, si ay kulamo ula yeeshaan boqorka dalkaasi isla markaana uga qeyb geli lahaayeen shir ka dhacaya dalka Sacuudi Carabiya oo looga hadlayo la dagaalanka…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo furay Garoonka Diyaaradaha USHAKA ee Koonfurta Gaalkacyo (SAWIRRO)

0 Visits: 836 | Monday October 26, 2015 - 09:57:13
Maamulka Galmudug, ayaa yeeshay Garoon Diyaaradeed, kaasi oo laga furay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug halkaasi oo ay ku shaqeeyaan xubnaha Maamulka Galmudug.

Read More »

Maamulka degmada Mahaday oo ku eedeeyay hay'adaha samafalka waxqabad la'aan (Sawiro)

0 Visits: 1028 | Monday October 26, 2015 - 09:50:52
Maamulka degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe ayaa eedeyn u soo jeediyay hay'adaha samafalka ee ka howlgala gobolka iyagoo ka codsaday Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Dowlada Federalka in ay guddi xaqiiqo raadis ah u soo dirto degmada Mahaday oo saameyn weyn ay ku yeesheen roobabka deyrta.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 26KA OKTOOBAR 2015KA

0 Visits: 763 | Monday October 26, 2015 - 09:46:00
MADAXWEYNAHA OO SI RASMI U FURAY KALFADHIGII 7AAD EE GOLAHA BAARLAMAANKA .. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay kalfadhigii 7aad ee Golaha Baarlamaanka Federaalka, iyadoo iminka uu ka jeedinayo khudbad dhinacyo badan uga hadlayo oo ku saabsan xaalada dalka.

Read More »

Lixdan iyo saddex kun oo goobood oo doorashada dalka Tanzania ay maanta ka socoto (Daawo Sawirada)

0 Visits: 800 | Sunday October 25, 2015 - 18:28:43
Madaxweynaha Xafiiska Shaqada ka tegaaya ee Jakaya Kikwete, ayaan doorashadan u tartami doonin, maxaa yeelay waxa uu horey ugu soo tartamay laba goor, oo Xafiiska uu soo joogay. Waana labada jeer ee loo ogolyahay in Xafiiska uu u tartamo. Lixdan iyo saddex kun (63,000) oo goobood, ayaa waxaa la dhigay…

Read More »

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom oo Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Baay

0 Visits: 733 | Sunday October 25, 2015 - 18:25:26
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda Somaliya ay kula wareegeen shalay galab tuulooyin ku yaallo Gobolka Baay ee Koonfurta Somaliya.

Read More »

Hooyooyin Somaliyeed oo walaac ka muujiyay qaabka uu Mareykanku ula dhaqmaayo wiilashooda oo xiran

0 Visits: 726 | Sunday October 25, 2015 - 18:15:50
Laba ka mid ah hooyooyinka dhalay toddobo wiil oo Soomaali ah oo lagu xiray dalka Mareykanka, ayaa waxay walaac xoogani ka muujiyeen qaabka laamaha ammaanka Mareykanku ula dhaqmayan wiilahooda.

Read More »

Somali British u dagaalamayay Daacish oo weerar ismiidaamin ka fuliyay Ciraaq

0 Visits: 753 | Sunday October 25, 2015 - 18:09:26
Somali Brtish ka bar bar dagaalamayay Kooxda Daacish ayaa weerar is qarxin aad u ba'an ka fuliyay agagaarka magaalada Ramadi ee dalka Ciraaq, halkaasoo Kooxda IS ay difaacanayaan.

Read More »

Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha Baardheere

0 Visits: 661 | Sunday October 25, 2015 - 18:02:03
Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig Ciidamada Itoobiya ee AMISOM ka tirsan ku lahaayeen garoonka diyaaradaha Baardheere oo ku yaala banaanka magaaladaasi.

Read More »

Meydadka 40 qof oo tahriibayaal ahaa oo laga helay xeebaha dalka Libya (SAWIRRO)

0 Visits: 800 | Sunday October 25, 2015 - 17:57:09
27 ka mid ah meydadkan, ayaa waxaa Sabtidii laga helay xeebaha Magaalada Zlitan, halka 13-ka kalana laga helay Xeebaha u dhaxeeya Tripoli iyo Khoms, sida uu sheegay Mohamed al-Masrati oo ka tirsan Bisha Cas Libya.

Read More »