Hay'adda ICRC oo kuurgashay Nolosha Maxaabiista ku jirta Xabsiyada dalka.

0
Monday October 26, 2015 - 11:21:56 in Wararka by
  • Visits: 714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda ICRC oo kuurgashay Nolosha Maxaabiista ku jirta Xabsiyada dalka.

    ICRC ayaa booqtay Maxaabiista meelo ka mid ah lagu hayo ee Soomaaliya tan iyo 2012-kii, booqashada ay sameesay ahayd si loo hubiyo in maxaabiista ka faa'iideystaan daaweynta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ICRC ayaa booqtay Maxaabiista meelo ka mid ah lagu hayo ee Soomaaliya tan iyo 2012-kii, booqashada ay sameesay ahayd si loo hubiyo in maxaabiista ka faa'iideystaan daaweynta. Sidoo kale waxay u kuurgalaysay ICRC waxyaabaha lagu fuliyay xabsiyada, saldhigyada Boliiska iyo hay’adaha ammaanka gobolka, waxayna ku dadaashaa daweynta Maxaabiista iyo inay caawiso..

ICRC-da waxay ka shaqeeya si ay u taageeraan baahida gaarka ah ee maxaabiista, qoysaskooda iyo maamulada mas’uulka ka ah meelo ka mid ah dalka ee maxaabiista lagu hayo.

Hadaba sawiradaan ayaa waxaa soo qaaday Hay’adda ICRC , iyadoo ka soo qaaday maxaabiista waana kuwaan hoos ku sawiran:

somalia-prisons-detention-01-so-e-00740 somalia-prisons-detention-02-so-e-00742 somalia-prisons-detention-03-so-e-00743 somalia-prisons-detention-04-so-e-00745 somalia-prisons-detention-05-so-e-00746 somalia-prisons-detention-06-so-e-00747 somalia-prisons-detention-07-so-e-00748

XIGASHO;-SOMALIWEYN.COM


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip