Dowladda Kenya oo sheegtay inay bur burisay Saldhig Shabaabku ku lahaayeen Degmada Jilib.

0
Monday October 26, 2015 - 10:53:16 in Wararka by
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Kenya oo sheegtay inay bur burisay Saldhig Shabaabku ku lahaayeen Degmada Jilib.

    Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay dileen 15-ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, islamarkaana ay bur buriyeen saldhig ay ku lahaayeen Koonfurta Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay dileen 15-ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, islamarkaana ay bur buriyeen saldhig ay ku lahaayeen Koonfurta Soomaaliya. Al-Shabaab ayaa waxay dhowr jeer weerar ka geesatay gudaha Kenya, waxayna Shabaabku diidan yihiin soo galintaanka ciidamada Kenya ay soo galeen gudaha dalka Soomaaliya.

Col. David Obonyo afhayeenka ciidamada ayaa war uu soo saaray wuxuu ku sheegay in ciidamada Kenya ee qeybta ka ah kuwa AMISOM ay bur buriyeen saldhiga Al-Shabab ay ku lahaayen degaanka Yoontooy ee Gobolka Jubbada hoose.

Afhayeenka ciidamada Kenya wuxuu kaloo sheegay in ciidamadooda bur buriyeen laba doon oo ay Al-Shabaab u adeegsanayeen inay wabiga uga so talaaban, sidoo kale wuxuu sheegay afhayeenka in saldhig Shabaabku lahaa ay bur buriyeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip