Madaxweynahii hore ee banadir State C/laahi dheere "Laba kursi kii joogaa raaya"

0
Monday October 26, 2015 - 22:24:09 in Wararka by
  • Visits: 808
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynahii hore ee banadir State C/laahi dheere "Laba kursi kii joogaa raaya"

    Madaxweynahii hore ee dowlad goboleedkii Banadir State Md Cabdulaahi Axmed Maxamuud (C/llaahi Dheere) ayaa si diiran u soo dhaweeyay Magacaabista Gudoomiyaha cumar ee ,maamulka gobolka Banaadir Nd Shiikh Yuusuf Xuseen Jimcaale.oo habiinkii xalay loo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynahii hore ee dowlad goboleedkii Banadir State Md Cabdulaahi Axmed Maxamuud (C/llaahi Dheere) ayaa si diiran u soo dhaweeyay Magacaabista Gudoomiyaha cumar ee ,maamulka gobolka Banaadir Nd Shiikh Yuusuf Xuseen Jimcaale.oo habiinkii xalay loo magacaabay in uu hogaanka u qabto maamulka Gobolka Banaadir, iyadoo xilkiina laga xayuubiyay gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir Xasan Mungaab.

Madaxweynahii hore ee banadir State C/laahi dheere "Laba kursi kii joogaa raayaā€¯

cabdulaahi-dheere-2
Madaxweynahii hore ee dowlad goboleedkii Banadir State Md Cabdulaahi Axmed Maxamuud (C/llaahi Dheere) ayaa si diiran u soo dhaweeyay Magacaabista Gudoomiyaha cumar ee ,maamulka gobolka Banaadir Nd Shiikh Yuusuf Xuseen Jimcaale.oo habiinkii xalay loo magacaabay in uu hogaanka u qabto maamulka Gobolka Banaadir, iyadoo xilkiina laga xayuubiyay gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir Xasan Mungaab.

Md C/laahi dheere waxaa uu yiri waxaan si farxad leh iyo kalsooniba ay ku dheehan tahay aan u soo dhaweynenaa magacaabista gudoomiyaha cusub ee maamulka gobolka banaadir ahna Duqa magaaladda Muqdisho, waxaana leenahay md gudoomiye soo dhawoow kuna soo dhawoow Gobolka banaadir waxaana ku siineynaa balabqaad aad isku haleynkarto kaas oo ay ka muuqato kalsooni kal iyo lab ah ,waxaana sidoo kale kuu balanqaadeynaa in aan kula shaaqeyndoono markasta iyo xili kasta in aan kula garab taagan wada shaqeyn dhab ah.
Madaxweynihii hore ee banadir State Md C/laahi axmed maxamuud C/laahi dheere waxaa kaloo uu xusay in magacaabista gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ay ku soo beegantay xili maamulka gobolka banaadir uu ciriiri siigalayay waxaana uu hoosta ka xariiqay in godoomiyaha cusub looga fahiyo in uu la yimaado dareen wadaninimo oo ay ku dheehan tahay cadaalad iyo horumarin dhan kasta leh, waxaana uu sidoo kale mahad balaaran uu u jeediyay madaxweynaha dawladda fededraalka soomaliya Md Xasan sheikh maxamuud oo isagu soo magacaabay shaqsi si weeyn loogu kalsoon yahay in uu xiligaan wax badan ka qaban karro arimaha faraha badan ee ka jira caasimadda soomaliya ee mugdisho oo ah indhihii umadda soomaliyeed, iyadoo gudoomiyaha looga fadhiyo in uu wax ka qabto arimaha bulshadda oo ay ugu horeyso dhanka Amniga oo muhiim u ah bulshadda muqdisho.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip