Wararka

Hoggaamiyihii shabakadaha tahriibka Liibiya (Ma gafe) oo la khaarajiyay

0 Visits: 1030 | Monday September 28, 2015 - 11:59:08
Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa shaaciyay in la khaarajiyay Salah Al-Maskhout oo ahaa hoggaamiyihii shabakadaha tahriibka ee Soomaalida u taqaano (Ma Gafe), xilli uu ku sugnaa goobo uu ka baadi goobayay tahriibayaal meelo kale ka gelaya dalka Liibiya.

Read More »

Xarigii fanniinta kooxda xiddigaha loogu geystay magaalada Hargeysa oo la cambaareeyay

0 Visits: 870 | Monday September 28, 2015 - 11:22:16
Fannaaniinta kooxda Xiddigaha Muqdisho ayaa si weyn u cambaareeyay xariga shalay magaalada Hargeysa loogu geystay afar fannaan oo ka tirsan kooxda xiddigaha geeska Afrika, kuwaasi oo ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Read More »

Farxiya Kabayare: "Shacabka waa inay ka dhiidhiyaan waxa Hargeysa ka socda"

0 Visits: 884 | Monday September 28, 2015 - 11:17:31
Fannaanada Farxiya Kabayare ayaa war culus ka soo saartay xariga lagula kacay fannaaniin ka tirsan kooxda Xiddigaha Geeska, iyadoona isweydiisay dhowr su'aalood oo ku saabsan arrimaha fanka, iyadoona sheegtay inay qireyso isla markaana jeceshahay horumarka Somaliland ay gaartay.

Read More »

Askari ku howlanaa Qaadista Canshuurta oo goor dhaw lagu toogtay Muqdisho

0 Visits: 791 | Monday September 28, 2015 - 11:08:10
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Suuqa Siinaay ee Degmada Warta Nabadda Kooxo hubaysan ayaa goor dhaw toogtay Askari ka tirsanaa ciidamada Minishiibiyada Dowladda hoose ee qaada canshuuraha Suuqyada.

Read More »

Taliyaha Guud ee ciidamada Puntland oo sheegay in uu iscasilaayo

0 Visits: 810 | Monday September 28, 2015 - 11:01:59
Taliyaha guud ee ciidamada Maamulka Puntland Sareeye Guuto Siciid Maxamed Xirsi (SiciidDheere), ayaa ku hanjabay in uu iscasilaayo, hadii aanan la bixin Mushaaraadka ciidamada Maamulka Puntland oo dhowr bilood uu ka maqan yahay.

Read More »

300 oo Qoys oo ka barakacay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo, xilli ay ka cabsanayaan Shabaab iyo Ciidanka Kenya inay ku dul dagaalamaan

0 Visits: 836 | Monday September 28, 2015 - 10:59:59
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Gedo ee Koonfurta Somaliya Qoysas gaaraya 300 oo Qoys ayaa ka barakacay deegaanka Likooley oo ka tirsan Gobolkaasi, halkaasi oo dhowr mar ay ku dagaalameen Shabaab iyo ciidamada Kenya.

Read More »

Kulan ay isugu yimaadeen Ardayda Machadka Al-faaruuq Gaalkacyo oo soo gaba gaboobay.‏

0 Visits: 775 | Monday September 28, 2015 - 10:29:57
Kulankaani oo ahaa Kulan waynihii 1aad ee ay isugu yimaadaan Arday dhigata iyo kuwa ka baxay Machadka Al-faaruuq Gaalkacyo ayaa waxaa uu socday Muddo laba maalmood ah 12ilaa13-Dulxija-1436 oo waa faqsanayd 26ilaa27-September-2015 ayaa waxaa soo qaban qaabisay

Read More »

Shir gaar ah oo looga hadlaayo arrimaha Somaliya oo maanta ka dhici doono Magaalada New York

0 Visits: 837 | Monday September 28, 2015 - 10:15:29
Xilli maanta Magaalada New York ay shir ku lee yihiin Xubnaha Joogtada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobe, ayaa waxaa shirkaasi ka hor ka furmi doono shir gaar ah, oo lagu wado in looga hadlo dalka Somaliya.

Read More »

Ra'iisal Wasaaraha Britain oo shaaca ka qaaday in ciidan uu u diraayo Somaliya

0 Visits: 860 | Monday September 28, 2015 - 10:09:34
Ra'iisal Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaca ka qaaday in Boqortooyada Britain ay ciidan u dirayso dalalka Somaliya iyo South Sudan, si ay kaga qayb qaataan arrimaha ammaanka.

Read More »

Ururka Al Shabaab oo wada qorshe uu culeys ku saaraayo Degmada Hobyo

0 Visits: 720 | Monday September 28, 2015 - 10:06:34
Ururka Al Shabaab, ayaa waxa uu bilaabay qorshe uu culeys ku saarayo Degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug, xilli Degmadaasi uu si buuxdo kaga arrimiyo Maamulka Galmudug.

Read More »

Xoogag hubeysan oo weeraray kaawada Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir

0 Visits: 722 | Monday September 28, 2015 - 09:57:34
Xoogag hubeysan oo aan la garanayn cidda ay ka tirsan yihiin, ayaa xilli dambe oo xalay ahayd weerar xoogan ku qaaday kaawada Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir, xilli Dowladda Turkiga ay dhismo ka wado.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH 28-KA SEPTEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1283 | Monday September 28, 2015 - 09:41:42
KU-SIMAHA MADAXW-EYNAHA DALKA OO QAABILAY DANJ-IREYAASHA SWEDEN IYO TURKEY EE SOOM-AALIYA…. Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa shalay magaalada Muqdisho ku qaabilay danjireyaasha dowladaha Turkiga iyo Sweden…

Read More »

Dowladda Kenya oo heegan buuxa galisay ciidamadeeda{Waa maxay sababta}?=

0 Visits: 738 | Sunday September 27, 2015 - 11:35:44
Ciidamada booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay heegan buuxa la geliyay guud ahaan ciidamada Kenya kadib markii ciidamada sirdoonka Kenya ay ogaadeen in Al-Shabaab qorshe weeraro ah la damacsan yihiin dalka Kenya.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Cumar "Mudnaan gaar ah ayaan siin doonaa.."

0 Visits: 738 | Sunday September 27, 2015 - 11:30:12
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake Ra'isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa si buuxda u sheegay in Xukuumadiisa ay ka go'an tahay in Ciidanka Xooga Dalka ay heli doonaan xuquuqdooda oo dhgameystiran.

Read More »

Dagaal Muslimiin iyo Masiixiyiin ku Dhexmaray Caasimada Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika

0 Visits: 762 | Sunday September 27, 2015 - 11:23:55
Ugu yaraan 10-qof aya lagu dilay 38-qof oo kalena waa lagu dhaawacay kaddib dagaallo oo Sabtidii shalay ku Dhex-maray Dalka Bartamaha Afrika dhalliyaro Muslimiin iyo Masiixiyiin ah.

Read More »

Wasiir Hadliye "Shirka New York waxaa ka rajeyneynaa natiijo wanaagsan"

0 Visits: 781 | Sunday September 27, 2015 - 11:12:49
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye ayaa sheegay in shirka guud ee golaha loo dhan yahay Qaramada Midoobey ee sanadkan ay ka rajeynayaan natiijo wanaagsan.

Read More »

Al-shabaab oo Haweeney Ganacsato ah ka afduubatay inta u dhaxaysa Degaanada Camaara iyo Ceelhuur

0 Visits: 774 | Sunday September 27, 2015 - 11:06:47
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa inta u dhaxaysa Degaanada Camaara iyo Ceelhuur ka Afduubtay Gaari qaad siday, islamarkaana la socdeen Haweeneey Ganacsato ah iyo Darawalkii Gaariga u waday.

Read More »

Shaqo joojinta Macalimiinta Kenya oo muddo bil gashay

0 Visits: 814 | Sunday September 27, 2015 - 11:03:34
Shaqo joojinta Macalimiinta kenya ayaa gashay muddo bil ah, iyadoo Maxkamada sare ee dalka Kenya ay amar ku bixisay inay soo afjaraan shaqo joojinta.

Read More »

Ciidamada Ammaanka Puntland oo howl gallo baaritaano ka wada Garowe

0 Visits: 756 | Sunday September 27, 2015 - 10:58:44
Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa howl gallo baaritaano lagu xaqiijinayo ammaanka ka wada magaalada Garowe, iyadoo howl galadan lagu qab qabtay dhalinyaro iyo dad kala duwan oo lagu eedeeyay falal amni daro.

Read More »

Beesha Yoonis Daanweyne Wacbuudhan oo cabasho ka gudbisay maamul u sameynta Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan

0 Visits: 698 | Sunday September 27, 2015 - 10:39:43
Warar aan ka heleyno ilo xog-ogaal ah oo ku dhow dhow xafiiska Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa sheegaya in xafiiskiisa uu ku qaabilay Siyaasiyiin, aqoonyahano iyo khubaro ka ka socday beesha Yoonis Daanweyne Wacbuudhan.

Read More »