
Al-shabaab oo Haweeney Ganacsato ah ka afduubatay inta u dhaxaysa Degaanada Camaara iyo Ceelhuur
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa inta u dhaxaysa Degaanada Camaara iyo Ceelhuur ka Afduubtay Gaari qaad siday, islamarkaana la socdeen Haweeneey Ganacsato ah iyo Darawalkii Gaariga u waday. Goobjoogeyaal ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Gacanta ku dhigeen
Gaariga iyo labada Ruux oo mid ka mid ah ay aheyd Haweeney Ganacasato ah
Qaadkana ka beec mushtari jirtay.
Dhanka kale ilaa iyo hadda lama oga halka ay Al-Shabaab geeyeen labada Ruux ee ay ka Afduubteen Koofurta Gobolka Mudug,Gaariga ayaa ku sii jeeday Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Xigasho:- somaliweyn.com
Al-shabaab oo Haweeney Ganacsato ah ka afduubatay inta u dhaxaysa Degaanada Camaara iyo Ceelhuur
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa inta u dhaxaysa Degaanada Camaara iyo Ceelhuur ka Afduubtay Gaari qaad siday, islamarkaana la socdeen Haweeneey Ganacsato ah iyo Darawalkii Gaariga u waday.