Wararka

Donald Trump Oo Codsi U Diray Haweenka Laga Tirada Badan Yahay Ee Kongareeska

0 Visits: 289 | Tuesday July 23, 2019 - 10:20:10
Madaxweynaha dalkaasi waxa uu ku tallaabsaday inuu weerar kale ku qaado Afarta Haweenka midabka leh ee ka tirsan Kongareeska, kuwaasi oo had iyo jeer naqdiya Siyaasadiisa. Qoraal uu Twitter-kiisa soo dhigay waxa uu u baaqay Xildhibaanadaasi inay raalli-gelin bixiyaan, iyagoo ku tilmaamay inuu yahay…

Read More »

Gen. Muungaab Oo Dowladda Ku Eedeeyay Inay Ku Fashilantay Aminga Muqdisho

0 Visits: 305 | Tuesday July 23, 2019 - 10:15:49
Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka Gen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa waxaa si kulul u Cambaareeyay Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadada aada Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde. Gen. Muungaab ayaa dadkii ku dhintay qaraxaas waxaa uu Alle uga baryay…

Read More »

Dowlada turkiga oo cambaareysay Qaraxii ka dhacay shalay Mogdishu

0 Visits: 317 | Tuesday July 23, 2019 - 10:07:37
Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi waxay sheegtay inay si kulul u cambaaraynayaan Weerarkii Is-qarxinta ee shalay ka dhacay magaalladda Muqdisho, kaasi oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Hadal-qoraal oo ay Wasaaraddu soo saartay waxay ku sheegeen inay ka xun yihiin khasaaraha ka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 23-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 323 | Tuesday July 23, 2019 - 09:20:55
HOGGAAMIYAHA DAACISH-TA SOMALIA OO LA SHEEGAY INUU WELI NOOL YAHAY Aqoonyahanka Islaamiga ee Christo pher Anzalone ee fadhig iisu yahay Maraykanka ayaa sheegay inuu Hog gaamiyaha ugu doon-do onista badan Daacishta Somalia, Sheekh C/qaadir Muumin weli nool yahay, inkastoo ay warar hore she egeen inuu…

Read More »

Sawirro:-Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Oo Kormeer Ku Tegay Tiyaatarka Qaranka

0 Visits: 325 | Monday July 22, 2019 - 22:33:55
Wasiir Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Golaha murtida iyo madadaalada Qaranka oo ay ka socdaan howlo dayactir iyo dib u dhis ah. Mudane; Maareeye, oo uu booqashadiisa ku wehliyay Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya,…

Read More »

Xildhibaan Rug-Caddaa Ah Oo Sheegay Inuu Donald Trump Yahay Cunsuri

0 Visits: 267 | Monday July 22, 2019 - 22:32:27
GuddoomiyahaGuddiga Kor-joogtada ee Xisbiga Dimuqraadiga ee Aqalka Wakiiladda Maraykanka, Elijah Cummings ayaa sheegay inuusan wax shaki ah kaga jirin inuu Madaxweyne Trump yahay cunsuri (a racist), waa sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Barnaamijka Bandhigga Aroornimadda…

Read More »

Haweeney Xukun Ku Muteysatay Mobaylka Saygeeda Oo Ay Fasax La'aan U Baartay

0 Visits: 265 | Monday July 22, 2019 - 22:14:42
Haweeney u dhalatay dalka Imaaaradka ayaa lagu xukumay inay bixiso ganaax dhan 3,000 oo Dirhamka dalkaasi, kadib, markii lagu helay inay ku xad-gudubtay Mobaylka Saygeeda. Haweeneydaasi oo la soo taagay Maxkamadda magaalladda Raas Al-khaymah ayaa lagu soo oogay inay fasax la'aan farriimo qoraalka…

Read More »

33 Qof Oo Ku Geeriyootay Biriq Ku Dhacday Tuullo Ku Taalla Hindiya

0 Visits: 318 | Monday July 22, 2019 - 22:13:15
Sarkaal ka tirsan Hay'adda Samafalka ee goobaha ay ka dhacaan Masiibooyinka ayaa sheegay inay dadkaasi ku geeriyoodeen roob biriq watay oo ka da'ay Gobalka Uttar Paradesh ee Waqooyiga dalkaasi. Sarkaalkaasi waxa uu tilmaamay inay Biriqdaasi ku geeriyoodeen 33 qof, halka ay 13 kalena ku dhaawacmeen,…

Read More »

Guddiga xaaladaha deg dega ah ee dalka Ingiriiska oo ka shiraya Iiraan

0 Visits: 288 | Monday July 22, 2019 - 19:48:37
Ra'iisul wasaaraha dalka Ingiriiska, Theresa May ayaa lagu wadaa inay maanta guddoomiso kullan ka dhan ah dowladda Iiraan oo ay yeelanayaan guddiga xaaladaha deg deg ah ee dalkaas. Kullanka ayaa diiradda lagu saaraya markab Ingiriiska uu leeyahay oo ay Iiraan ku qabatay Gacanka Hurmuz,iyada oo ra'iisul…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Safiirrada Caalamka Ee Saldhiggoodu Yahay Muqdisho

0 Visits: 296 | Monday July 22, 2019 - 19:44:52
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibka la ah Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay magaalada Muqdisho iyo wakiilladaha hey'adaha caalamiga ah oo maanta magaalada soo gaaray. Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlay dadaallada…

Read More »

Madaxweyne Waare oo Daah Furay Mashruuca Qolalka Isgaarsiinta Hirshabelle

0 Visits: 270 | Monday July 22, 2019 - 19:41:17
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Jowhar ka daah furay barnaamijka qololka Isgaarsiinta ee Mashruuca Taakuleynta Isgaarsiinta oo World Bank uu ka hirgaliyay Xafiisyada Hirshabelle. Mashruuca Taakuleynta Isgaarsiinta oo ah mid ka mid ah mashaariicda…

Read More »

Degmooyinka gobolka Banaadir oo iska-kaashanaya amniga

0 Visits: 218 | Monday July 22, 2019 - 19:39:20
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir ,Maxamed Cabdullaahi Maxamed Tuulax ayaa guddoomiyay shir looga hadlay xoojinta nabadgalyada ee gobolka Banaadir. Shirkan oo ka dhacay degmada Huriwaa ayaa diiradda lagu saaray wada-shaqeynta amniga ee degmooyinka gobolka Banaadir,iyada…

Read More »

Gobolka Amxaarada Itoobiya oo yeeshay madaxweyne cusub

0 Visits: 266 | Monday July 22, 2019 - 18:36:56
Golaha wakiillada ismaamulka Amxaarada ayaa saakay meelmariyay magacaabista Madaxweynaha cusub ee dhowaan ismaamulkaa loo soo magacaabay Temesgen Tiruneh. Tiruneh, oo ahaa la taliyaha dhanka amniga ee xafiiska ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa 16-kii bishan loo magacaabay Madaxweynaha…

Read More »

Xeer ilaalinta Kenya oo amartay in la soo xiro wasiirka maaliyadda dalkaas

0 Visits: 259 | Monday July 22, 2019 - 18:30:56
Agaasimaha xafiiska xeer ilaalinta guud ee Kenya Nuurdiin Xaaji ayaa amar ku bixiyey in la soo xiro masuuliyiin uu ka mid yahay wasiirka maaliyadda dowladda Kenya Henry Rotich iyo masuuliyiin kale oo lagu soo eedeeyay fadeexad musuq iyo mashaariic si khaldan loo maareeyay. Masuuliyiin sarsare oo ka…

Read More »

17 qof oo ku geeriyootay qarixii maanta ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 255 | Monday July 22, 2019 - 18:21:27
Waxaa isa soo taraya khasaaraha nafeed ee uu sababay qarax saaka baqadii ka dhacay agagaarka bar koontorool oo ku taalla agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan 17 qof ayaa ku geeriyootay qaraxaas iyada oo 3o kalena uu dhaawacyo kasoo gaaray sida ay ku warrameen saraakiisha caafimaadka. Agaasimaha…

Read More »

Ciidamadii Ahlu-sunna ee dhawaan la qarameeyay oo maanta tababar loo furay

0 Visits: 286 | Monday July 22, 2019 - 18:17:44
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta tababar u furay ciidamadii dhawaan laga qarameeyay deegaannada Galmudug ee loo diiwaan geliyay in ay ku biiraan ciidanka xoogga dalka. Khayre oo ka hadlay munaasabadda furitaanka tababarka ayaa ciidamada kula dardaarmay in ay tababarka…

Read More »

Faah Faahin:-Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 268 | Monday July 22, 2019 - 11:23:32
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax Xoogan oo daqiiqado kahor ka dhacay Magaalada Muqdisho,kaasi oo Jugtiisa laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir. Qaraxaas ayaa waxaa ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa,isla markaana waxaa uu ku qarxay Albaabka hore…

Read More »

Wufuud Heer Caalami ah oo Maanta ku wajahan Dhuusamareeb

0 Visits: 223 | Monday July 22, 2019 - 10:06:40
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Galmudug ayaa Maanta waxa la filayaa in ay gaaraan wufuud Heer Caalami ah oo ka kala socda Wadamada Caalamka iyo Ururo,kuwaas oo taageera siiya Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubnaha Heerka Caalami…

Read More »

Digniin loo diray Ergadii soo dooratay Xildhibaannada Golaha Shacabka

0 Visits: 222 | Monday July 22, 2019 - 10:04:23
Maamulka degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ayaa digniin culus waxaa uu u diray qaar ka mid ah Ergadii soo dooratay Xildhibaannada Golaha Shacabka eek u sugan degmadaas hadii ay aqbalaan amar dhawaan kasoo baxay Ururka Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa dhawaan ku amray Ergadii soo dooratay Xildhibaannada…

Read More »

Wajiga labaad xareynta Ciidamadii Dowladda lagu wareejiyay oo ka billaawday Galgaduud

0 Visits: 225 | Monday July 22, 2019 - 10:03:24
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Cali (Xagaa) iyo Taliyaha Qaybta 21aad Janeraal Yuusuf Cabdilqaadir (Kaanti) ayaa waxaa ay gaareen degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Mas'uuliyiintaan ayaa halkaasi waxaa ay ka wadaan fulinta wajiga Labaad ee Qorshaha Ciidamada…

Read More »