Dowlada turkiga oo cambaareysay Qaraxii ka dhacay shalay Mogdishu

0
Tuesday July 23, 2019 - 10:07:37 in Wararka by
  • Visits: 319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada turkiga oo cambaareysay Qaraxii ka dhacay shalay Mogdishu

    Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi waxay sheegtay inay si kulul u cambaaraynayaan Weerarkii Is-qarxinta ee shalay ka dhacay magaalladda Muqdisho, kaasi oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Hadal-qoraal oo ay Wasaaraddu soo saart

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi waxay sheegtay inay si kulul u cambaaraynayaan Weerarkii Is-qarxinta ee shalay ka dhacay magaalladda Muqdisho, kaasi oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Hadal-qoraal oo ay Wasaaraddu soo saartay waxay ku sheegeen inay ka xun yihiin khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi, oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 10-qof, kuna dhaawacmeen dhowr kale. "Waxaan Naxariista Allaah u rajeynaynaa kuwii naftooda ku waayey qaraxaasi iyo inay si degdeg ah u bogsadaan kuwii ku dhaawacmay" ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkiga. Dhinaca kale, Dowladda Turkiga waxay sheegtay inay tacsi Saxaiibtinimo iyo mid Walaaltinimo u dirayaan Dowladda Federalka iyo Dadka Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip