Wajiga labaad xareynta Ciidamadii Dowladda lagu wareejiyay oo ka billaawday Galgaduud

0
Monday July 22, 2019 - 10:03:24 in Wararka by
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wajiga labaad xareynta Ciidamadii Dowladda lagu wareejiyay oo ka billaawday Galgaduud

    Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Cali (Xagaa) iyo Taliyaha Qaybta 21aad Janeraal Yuusuf Cabdilqaadir (Kaanti) ayaa waxaa ay gaareen degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Mas'uuliyiintaan ayaa halkaasi wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Cali (Xagaa) iyo Taliyaha Qaybta 21aad Janeraal Yuusuf Cabdilqaadir (Kaanti) ayaa waxaa ay gaareen degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Mas'uuliyiintaan ayaa halkaasi waxaa ay ka wadaan fulinta wajiga Labaad ee Qorshaha Ciidamada kaas oo ah Xareynta Askartii dhawaan laga diiwaan geliyay Dagmooyinka Gobolka Galgaduud,kuwaas oo lagu wareejiyay Dowladda Federaalk Soomaaliya. Saraakiisha Ciidamada iyo Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa waxaa ay Cabudwaaq ka qaadi doonaan Ciidamadii la diiwaan geliyay qeybahooda loo xushay in ay ka Mid noqdaan Xoogga Dalka,waxaana dhawaan Tababar uu Ra'iisulwasaaraha XFS Xasan Cali Kheyre uga furi doonaa Dugsiga Carbiska ee Harqaboobe oo ka tirsan Dugsiyada Taliska Qaybta 21aad kaa oo ku Yaalla duleedka maagalada Gurceel.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip