Wararka

Video: Muuqaalka gabadhii fulisay qaraxii G/Banaadir iyo wareysi ay hore u bixisay

0 Visits: 250 | Sunday July 28, 2019 - 07:36:51
Muqdisho (Caasimada Online) –Illaa iyo hadda xogta la hayo waxay sheegeysaa in weerarkii xarunta gobolka Banaadir ay fulisay Basiira Cabdi Maxamed, oo aheyd agaasimaha dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee gobolka Banaadir islamarkaana aragga naafo ka aheyd.

Read More »

Trump oo ku hanjabay inuu canshuuro dheeraad ah ku soo rogi doono Macronka 'doqonka ah'

0 Visits: 271 | Saturday July 27, 2019 - 21:04:11
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ku eedeeyay inuu "doqonnimo" ku kacay markii uu canshuur ku soo rogay dhanka internetka, waxa uuna soo hadalqaaday suuragalnimada inuu canshuur aargoosi ah ku soo rogo khamriga mareykanka. Mr Trump ayaa…

Read More »

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo tabbabar u furay tabbabaraayasha macallimiinta Qaranka

0 Visits: 269 | Saturday July 27, 2019 - 20:14:42
Tababarka ayaa loo furay in kabadan 100 macallin oo loogu talagay in ay sii tababaraan macallimiinta iskuullada gobalka Banaadir . Tababarka macallimiinta oo socon doona muddo 10 maalmooda ayaa waxaa bixin doona aqoon-yahanno qibrad dheer u leh tababarka macallimiinta dugsiyada waxana lagu tababari…

Read More »

Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir oo la fasaxay kaddib weerarkii Arbacadii

0 Visits: 306 | Saturday July 27, 2019 - 20:12:11
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay in la fasaxay dhammaan shaqaalaha xarunta gobolka Banaadir,iyada oo muddada fasaxa albaabada loo xiri doono dhammaan xafiisyada xarunta gobolka. Afhayeenka gobolka Banaadir, Saalax Xasan Cumar (Saalax Dheere) oo suxufiyiinta la hadlay ayaa waxaa uu…

Read More »

Dibadbaxayaal Falastiin Oo Loo Geystay Fal Dhimasho Iyo Dhaawac Ah

0 Visits: 334 | Saturday July 27, 2019 - 20:00:42
Nin Falastiini ah ayaa la dilay, ugu yaraan 56 kalena wey dhaawaacmene, kadib, markii ay Askarta Isreal toogteen Dibadbaxayaal shalay isugu soo ururay meel ku dhow Xuduudka Israel. Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka magaalladda Qasa, Ashraf Al-qedra ayaa sheegay in Marxum Axmed Al-qarra oo 23 jir ku…

Read More »

Xildhibaan Aqalabiyad Ku Leh Baarlamaanka Kenya Oo Baaq U Diray Soomaalida

0 Visits: 263 | Saturday July 27, 2019 - 19:58:47
Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa Baaq u diray shacabka Soomaaliyeed ee kunool dalka Kenya. Aadan Barre Ducaale oo ka hadlayay Munaasabad lagu qabtay Kenya ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan tirra kooban lagu sameeyn doono dadka reer Kenyanka ah,isla markaana xisaab…

Read More »

Mas'uuliyiin Ka Tirsan DFS Oo Sacuudiga Ku Soo Dhaweeyay Xujey Somaliyeed

0 Visits: 240 | Saturday July 27, 2019 - 19:53:07
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuuboow, ayaa Magaalada Madiina Al-munawara ee Dalka Sacuudi Carabiya kusoo dhoweeyay Xujeyda Soomaaliyeed ee halkaasi gaaraya si ay ugu war qabaan xaaladda Xujeyda. Wasiirka oo ay socdaalkiisa Indha-Indhaynta iyo…

Read More »

Guddoomiyaha D/Xamarweyne"Waxaan Kusoo Baraarugay Anagoo Dhulka Wada Jiifno"

0 Visits: 258 | Saturday July 27, 2019 - 19:50:22
Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir ayaa waxaa uu ka hadlay qaraxii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacay Hoolka Shirarka Xarunta maamulka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cabduqaadir Maxamed oo kamid ah ahaa dadkii fadhiyay Hoolka uu shirka ka…

Read More »

Akhriso:-Jubbaland Oo Awaamiir Culus Dul-Dhigtay Ciidankooda

0 Visits: 258 | Saturday July 27, 2019 - 19:48:38
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo Amaro Cusub oo ku socda guud ahaan qaybaha kala duwan Ciidamada Jubbaland. Xeer Ilaaliyaha Jubbaland ayaa Ciidamada faray inay fuliyan Awaamiirta uu soo saaray,isla markaana uu qeyb ka yahay in Ciidamada Jubbaland ay ka…

Read More »

Qaxooti Ay Soomaali Ku Jirto Oo Daaweyn Indhaha Loo Sameeyay

0 Visits: 253 | Saturday July 27, 2019 - 19:44:30
Dhakhaatiir Turkish ah oo ka socotay Hay'adda Iskaashiga iyo Xiriirinta Turkiga ee TIKA waxay Hawlgal Daaweynta iyo Fiiqista Indhaha ka fuliyeen Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab iyo qeybo ka tirsan W/bari ee dalka Kenya. Hawlgalkaasi oo ahaa mid Lacag La'aan ah waxaa lagu maamusayey Munsaabadii…

Read More »

Ciidamo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 270 | Saturday July 27, 2019 - 19:42:26
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Garoonka diyaaradaha Magaaladaas. Ciidamada la Wareegay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ayaa waxaa la sheegay inay yihiin Ciidamo ka tirsanaa Ahlusunna…

Read More »

Sawirro:-Mid Kamid Ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Oo Kormeer Sameeyay

0 Visits: 250 | Saturday July 27, 2019 - 19:38:02
Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saddiiq Xersi Warfaa, ayaa Maanta kormeer ku tagay xarunta Guddiga shaqaalaha Rayidka, isagoo u kuurgalay sida ay howluhu ku socdaan. Kormeerka Wasiirka ayaa sidoo kale salka ku hayay dhiirri gelin ku aaddan qorshayaal…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Tacsi U Diray Dowladda Tunisia & Shacabkeeda

0 Visits: 248 | Saturday July 27, 2019 - 19:35:43
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray Dowladda iyo Shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Tuunis ayaa uga tacsiyeeyay geerida ku timi Madaxweynihii dalkaas Mudane Muxammad Al-Baaji Qaa'id as-Sibsi. "Waxa na soo gaaray warka naxdinta…

Read More »

Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Madaxweynihii Tunisia Iyo Madax Ka Qeyb Gashay

0 Visits: 321 | Saturday July 27, 2019 - 19:33:08
Madax ka kala socota dalalka Carbeed iyo kuwa Europe ayaa waxay maanta ka qeyb galeen Munaasabadda Aaska Qaran ee Madaxweynihii hore ee dalka Tunisia, Bayji Qaa'id Esebsi oo 92-jir ahaa, kaasi oo maanta lagu aasay caasimadda dalkaasi ee Tunis. Hoggaamiyayaaasha ka qeyb galay Aaska Marxuumkaasi waxaa…

Read More »

Sawirro:-Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Qaabiley Safiirka Qatar Ee Somalia

0 Visits: 241 | Saturday July 27, 2019 - 19:31:06
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Madaxtooyada Jowhar ku Qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya oo maanta halkaasi gaaray, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira fulinta mashaariicyo horumarineed Qadar ay ka fulineyso…

Read More »

Thaabit Cabdi oo ku baaqay inaan la marin habaabin kiiska Qaraxii Xarunta G/Banaadir

0 Visits: 261 | Saturday July 27, 2019 - 19:17:02
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa qoraal kasoo saaray qaraxii dhawaan ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha ayaa Shacabka ugu baaqay inay is dajiyaan isla markaasna aan la marin habaabin Kiiskaan. Haddaba halkaan hoose ka akhriso qoraal uu soo dhigay bartiisa…

Read More »

Wasiir Beyle oo jaaliyadda Soomaalida Mareykanka kala hadlay dib u dhiska dalka

0 Visits: 246 | Saturday July 27, 2019 - 19:14:20
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Waashintoon ee dalka Mareykanka kulan kula yeeshay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladaasi. Wasiir Beyle oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka, sidoo…

Read More »

Sucuudiga oo dal ku galkii u diiday xujeyda Koongo

0 Visits: 241 | Saturday July 27, 2019 - 19:12:29
Wasaaradda arimaha dibadda Sucuudiga ayaa soo saartay go'aan ay xujayda u dhalatay dalka Koongada Dimoqraadiga ugu diiday in ay siiiso dal ku galkii ay Sacuudiga ku imaan lahaayeen. Wasaaraddu waxay sheegtay in go'aankan lagu saleeyey go'aankii hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO ay…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 27-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 264 | Saturday July 27, 2019 - 10:24:53
Taliye cusub oo loo Magacaabay Ciidanka Mareykanka ee Afrika Jeneral Thomas David Waldhauser ayaa ka degay xilka taliyaha Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika oo uu hoggaaminayay Muddo Saddex Sanno ah sidda ay shaacisay Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka. Jeneralka oo 66-jir ah waxa uu Hawlaha Ciiddamadda…

Read More »

XFS Oo Dalbatay In Rayidku Xoojiyo Ka Shaqeynta Amniga

0 Visits: 290 | Friday July 26, 2019 - 19:25:01
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ka codsatay shacabka in ay laba jibaaraan la shaqeynta hay'addaha ammaanka. Cabdinaasir Saciid Muuse, wasiir ku xigeenka amniga ayaa sheegay in dowladda ay ka go'an tahay ciribtirka Al-Shabaab. Mr Muuse ayaa wuxuu ku nuux-nuux saday in weerarada kooxdaasi…

Read More »