Akhriso:-Jubbaland Oo Awaamiir Culus Dul-Dhigtay Ciidankooda

0
Saturday July 27, 2019 - 19:48:38 in Wararka by
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Jubbaland Oo Awaamiir Culus Dul-Dhigtay Ciidankooda

    Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo Amaro Cusub oo ku socda guud ahaan qaybaha kala duwan Ciidamada Jubbaland. Xeer Ilaaliyaha Jubbaland ayaa Ciidamada faray inay fuliyan Awaamiirta uu soo saaray,isla ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo Amaro Cusub oo ku socda guud ahaan qaybaha kala duwan Ciidamada Jubbaland. Xeer Ilaaliyaha Jubbaland ayaa Ciidamada faray inay fuliyan Awaamiirta uu soo saaray,isla markaana uu qeyb ka yahay in Ciidamada Jubbaland ay ka madax banaanaadan arrimaha siyaasadda Doorashooyinka maamulkaas. Ugu dambeyntii Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Saraakiisha Ciidamada faray in ciddii fulin weyda Awaamiirta inay si deg deg ah ku u horkeenaan Xafiiksa xeer ilaaliyeyaasha, lagana qaadi doono tallaabo adeg. Hoos ka Akhriso Awaamiirta ku socda Ciidanka Jubbaland.Sikastaba Magaalada Kisamayo ayaa dhawaan lagu wadaa in lagu qabto Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha Jubbaland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip