Xildhibaan Aqalabiyad Ku Leh Baarlamaanka Kenya Oo Baaq U Diray Soomaalida

0
Saturday July 27, 2019 - 19:58:47 in Wararka by
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Aqalabiyad Ku Leh Baarlamaanka Kenya Oo Baaq U Diray Soomaalida

    Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa Baaq u diray shacabka Soomaaliyeed ee kunool dalka Kenya. Aadan Barre Ducaale oo ka hadlayay Munaasabad lagu qabtay Kenya ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan tirra kooban lagu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa Baaq u diray shacabka Soomaaliyeed ee kunool dalka Kenya. Aadan Barre Ducaale oo ka hadlayay Munaasabad lagu qabtay Kenya ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan tirra kooban lagu sameeyn doono dadka reer Kenyanka ah,isla markaana xisaab looga baahan yahay Gobol kasta oo ay Soomaalida kunool yihiin. Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka ayaa waxaa uu Shacabka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Gobolada Kenya ugu baaqay inay dib ugu laabtaan deegaanadooda si aysan u seegin tirra koobanka lagu sameeyn doono dadka reer Kenyanka. Sikastaba Bartamaha bisha soo socota ee Agoosto 2019 ayaa waxaa lagu wadaa in dowlada Kenya ay tirra koob ku sameeyo dadka kunool dalkaas.Isaga oo sii hadlayay Aadan Barre Ducaale ayaa waxaa uu tilmaamay in dhawaan dalka Kenya lagu tartami doono waxkasto xisaab,isla markaana sheegay in xisaab looga baahan yahay Gobol kasta ay wax ku qaadan doonan tirade ay yihiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip