Dibadbaxayaal Falastiin Oo Loo Geystay Fal Dhimasho Iyo Dhaawac Ah

0
Saturday July 27, 2019 - 20:00:42 in Wararka by
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dibadbaxayaal Falastiin Oo Loo Geystay Fal Dhimasho Iyo Dhaawac Ah

    Nin Falastiini ah ayaa la dilay, ugu yaraan 56 kalena wey dhaawaacmene, kadib, markii ay Askarta Isreal toogteen Dibadbaxayaal shalay isugu soo ururay meel ku dhow Xuduudka Israel. Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka magaalladda Qasa, Ashraf Al-qed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin Falastiini ah ayaa la dilay, ugu yaraan 56 kalena wey dhaawaacmene, kadib, markii ay Askarta Isreal toogteen Dibadbaxayaal shalay isugu soo ururay meel ku dhow Xuduudka Israel. Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka magaalladda Qasa, Ashraf Al-qedra ayaa sheegay in Marxum Axmed Al-qarra oo 23 jir ku geeriyooday toogashadaasi, kadib, markii ay xabad kaga dhacday Caloosha. Dibadbaxa Iska horimaadka watay waxa u uqeyb ka yahay Dibadbaxyadda ay dadka Reer Falastiin jimco kasta ka dhigaan Deegaanadda ay Israel haysato, waxaana Dibadbaxyadaasi loogu magac daray Socodkii weynaa ee Dib-u-laabashadda.Waxa kaleo oo uu sheegay in ugu yaraan 56 kale la dhaawacay, kuwaasi oo 38 ka mid ah ay Ciiddanka Israel toogteen, iyadoo dadka la dhaawacay ay ku jiraan 22 carruur iyo 3 haween. Tan iyo markii ay bilowdeen dibadbaxyadaasi waxay Ciiddanka Israel toogasho ku dileen 306 Falastiiniyiin, halka in ka badan 17,000 o okalena la dhawaacay.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip