Sawirro:-Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Qaabiley Safiirka Qatar Ee Somalia

0
Saturday July 27, 2019 - 19:31:06 in Wararka by
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Qaabiley Safiirka Qatar Ee Somalia

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Madaxtooyada Jowhar ku Qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya oo maanta halkaasi gaaray, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo la xirii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Madaxtooyada Jowhar ku Qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya oo maanta halkaasi gaaray, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira fulinta mashaariicyo horumarineed Qadar ay ka fulineyso Hirshabelle sida dhismaha Wadada Xiriirisa Muqdisho iyo jowhar oo maalmaha nagu soo aadan la bilaabayo. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle, iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Hirshabelle. Wagdigani Ka socday dowladda Qadar ayaa waxay horudhac u yihiin wufuud heer caalami ah oo soo gaaraya Hirshabelle kuwaasi oo mashaariicyo horumarineed ka fulinaya Deegaannada Maamulka.Garoonka Magaalada Jowhar waxaa wafdiga kaga hortagay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Hirshabeelle.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip