Sawirro:-Mid Kamid Ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Oo Kormeer Sameeyay

0
Saturday July 27, 2019 - 19:38:02 in Wararka by
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Mid Kamid Ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Oo Kormeer Sameeyay

    Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saddiiq Xersi Warfaa, ayaa Maanta kormeer ku tagay xarunta Guddiga shaqaalaha Rayidka, isagoo u kuurgalay sida ay howluhu ku socdaan. Kormeerka Wasiirka ayaa sidoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saddiiq Xersi Warfaa, ayaa Maanta kormeer ku tagay xarunta Guddiga shaqaalaha Rayidka, isagoo u kuurgalay sida ay howluhu ku socdaan. Kormeerka Wasiirka ayaa sidoo kale salka ku hayay dhiirri gelin ku aaddan qorshayaal lagu horumarinayo u adeegidda shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Mudane; Warfaa ayaa mid-mid u galay Xafiisyada uu Guddigu ku shaqeeyo, isagoo Qof-Qof uga dhagaystay howl-wadeennada , wuxuuna ku ammaanay sida ay u gudanayaan waajibaadka saaran.Wasiirka ayaa waxaa uu kulamo la yeeshey mas'uuliyiinta Guddigaasi, wuxuuna ka dhageystay warbixin ku saabsan sida guddiga uu u gudanayo waajibaadkiisa shaqo iyo howlaha adag ee ay qabtaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip