Wararka

Dhaqtar Caan ah oo Caawa lagu dilay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

0 Visits: 262 | Tuesday April 07, 2020 - 20:04:25
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa Caawa gudaha Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen dhaqtar siweyn looga yaqaanay degmadaas. Dilka loo geystay dhaqtarka ayaa dad goobjoogayaal ah waxaa ah ay sheegeen inuu sigaar ah uga dhacay agagaarka halka loo yaqaano Suuqa Miijiska ee Yaaqshiid,…

Read More »

Dab xoogan oo ka kacay goobo Ganacsi oo ku yaalla Muqdisho

0 Visits: 313 | Tuesday April 07, 2020 - 19:46:04
Dab xoogan oo Inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir laga arkayo uuro Madow oo cirka isku shareertay, taas oo ka baxeysa goobta uu dabka ka kacay Goordhaweyd Dabka ayaa waxaa uu ka kacay goobo Ganacsi oo ku taalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska KM-4 dhinaca waddada aadda Garoonka diyaaradaha…

Read More »

Al-shabaab oo markale weerar Culus ku qaaday Ciidamo Itoobiyaan ah

0 Visits: 278 | Tuesday April 07, 2020 - 19:38:05
Wararka aan ka heleyno deegaan ku dhow Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee shalay halkaas uu dagaal xoogan ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iyo Al-shabaab. Dagaalkaas ayaa waxaa uu yimid kadib markii Al-shabaab ay qaraxyo lala eegteen Kolonyo Ciidan…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha UK oo xaaladdiisa ay sii adkaatay iyo wararkii ugu dambeeyey

0 Visits: 241 | Tuesday April 07, 2020 - 19:36:06
Ra'iisul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa weli ku sugan xaalad adag, isaga oo qeybta daryeelka deg degga ee isbitalka kula dagaalamaya cudurka Coronavirus, oo haleelay 10 maalmood ka hor. Johnson ayaa qeybta daryeelka deg degga ee isbitalka la dhigay Axaddii, kadib markii 10 maalmood oo xiriir ah…

Read More »

C/raxmaan C/Shakuur oo DFS ugu baaqay inay sii deyso Mukhtaar Roobow

0 Visits: 271 | Tuesday April 07, 2020 - 19:22:41
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahan Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay dib u heshiisiinta Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu ka wado deegaanada Galmudug. Qoraal soo saaray C/raxmaan C/Shakuur ayaa waxaa uu ku bogaadiyay daddaalka uu Madaxweyne Qoorqoor kula heshiiyay…

Read More »

Laba abaal marin kala dooro.

0 Visits: 229 | Tuesday April 07, 2020 - 19:18:16
Qofkii Naftiisa Aduunyo u hibeeyo, moowjadaha Addunkuna ey marba meel geeyaan, ugu dambeeyn Aduunyadu waxa ey kuu hibeeysaa hal Hadiyad oo ah Deegaan Laba mitir ah oo dhulka ka mida. Qofkii Naftiisa Alla u hibeeyo, Boholada kufriga iyo Dunuubtana Alla ka najeeyo, camalkiisa iyo Toobadiisana Alla ka…

Read More »

Madaxweynaha Dowlad deegaanka iyo Muuse Biixi oo kulan yeeshay

0 Visits: 282 | Tuesday April 07, 2020 - 19:13:14
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa kulan Khadka telefoonka ah la qaatay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulanka Khadka ee dhexmaray Mustafe Cagjar iyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin…

Read More »

Dowlad xireysa dadka aan afka iyo sanka xiran

0 Visits: 245 | Tuesday April 07, 2020 - 19:09:23
Dowladda Morocco waxay sheegtay in shacabka dalkaas ee aanan xiran afka iyo sanka ay wajahi doonaan xabsi saddex bilood ah ama in lagu ganaaxi doono inay bixiyaan 126 doolar. Maanta ayuu sharcigan ka dhaqan galayaa Morocco, waxaa shacabka lagu amray inay sanka iyo afka xirtaan si ay isaga ilaaliyaan…

Read More »

Dowladda oo Beenisay warar lagu faafiyay Baraha Bulshada

0 Visits: 254 | Tuesday April 07, 2020 - 19:02:27
Wasaaradda Arrimaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa beenisay warar lagu faafiyay baraha Bulshada, kuwaasi oo sheegayay in Wasaaradda ay faragelisay Khilaafka ka dhashay xilka qaadistii lagu sameeyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan.

Read More »

Mareykanka oo shaaciyey in sarkaal ka tirsanaa aas-aasayaasha Al-Shabaab uu ku dilay G/Bay

0 Visits: 247 | Tuesday April 07, 2020 - 18:58:27
Dawladda Maraykanka ayaa shaacisay in duqayn ay 2-dii bishan April ka fuliyeen degaanka Bush Madina ee Gobolka Bay lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab. War-saxaafadeedka ka soo baxay dowladda Maraykanku waxaa lagu sheegay in duqayntaas lagu dilay nin lagu magacaabo Yuusuf Jiis, oo xubin…

Read More »

Booliska Galmudug oo qaad ku gubay Magaalada Caabudwaaq (SAWIRRO)

0 Visits: 265 | Tuesday April 07, 2020 - 18:56:17
Ciidamada Booliska Galmudug ayaa maanta goob fagaare ah ku gubay qaad la doonayay in si qarsoodi ah lagu soo geliyo Magaaalda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Ciidamada Booliska ayaa ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan qaadkaasi, isla-markaana ay ku gubaan goob fagaare ah. Sidoo kale Ciidamada…

Read More »

QIIMAYN: Afarta Kooxood Ee Kaliya Ee Awood Buuxda U Leh Inay Barcelona Ka Kaxaystaan Lionel Messi Oo Qiimayn Lagu Sameeyay.

0 Visits: 2762 | Tuesday April 07, 2020 - 18:53:56
Wargeyska ree Talyaani gaar ahaan magaalada Milan ee Gazzetta dello Sport ayaa sameeyay qiimayn xilli uu shaaca ka qaaday tiraba afar kooxood oo uu u arko kuwo kaliya ee Barcelona ka kaxaysan kara kabtanka kooxdeeda ee Lionel Messi. Shalay ayay ahayd markii madaxweynihii hore ee kooxda Inter Milan ee…

Read More »

Ex-Somali president cautions govt after spy outfit threatened top journalist

0 Visits: 827 | Tuesday April 07, 2020 - 18:49:50
Somalia's former president Hassan Sheikh Mohamud has cautioned against efforts that could derail Somalia's march towards democracy. He was weighing in on a recent incident that saw the country's intelligence outfit label one of Somalia's top journalists, Harun Maruf, as a national security…

Read More »

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada oo gaaray Wanlaweyn

0 Visits: 210 | Tuesday April 07, 2020 - 17:55:11
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Somaliya Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute & Garsoorayaal ka tirsan maxkamadda Ciidamada ayaa gaaray Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabellaha hoose. Wanlaweyn waxaa horay u gaaray Ciidamada Danab ee Xoogga dalka Somaliya, kuwaasi oo sugaayay ammaanka…

Read More »

Kenya oo shaacisay in dad qaba Coronavirus maanta lagu arkay magaalada Mandheera

0 Visits: 268 | Tuesday April 07, 2020 - 17:49:15
Wasiirka caafimaadka dalka Kenya ayaa goor dhaw xaqiijiyey in labo qof oo ku nool magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee Kenya uu ku dhacay cudurka Coronavirus.

Read More »

Dhageyso:-DFS oo sheegtay in Muqdisho lagu baarayo dadka looga shakiyo COVID 19

0 Visits: 236 | Tuesday April 07, 2020 - 17:34:36
Wasaaradda Caafimaadka ayaa Maanta ku dhawaaqdey in uu shaqa bilaabay maanta Sheybaarka dhexe ee qaranka oo lagu baarayo dadka uu gudaha dalka kula dhaco Cudurka Coronovirus. Wasiir fowsiya Abiikar Nuur oo Warbaahinta kula hadashay xarunta dhexe ee Sheybaarka qaranka ayaa shaacisey in hadda wxiii ka…

Read More »

Sheekh Shariif oo farriin u diray Madaxda Maamul goboleedyada Jubbaland iyo K/Galbeed

0 Visits: 248 | Tuesday April 07, 2020 - 17:31:20
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa baaq nabadeed ka soo saaray dagaal beeleedyo ka socda deegaano ka tirsan Gobolada dalka, kaasoo dad badan ku dhinteen. War saxaafadeed uu soo saaray Sheekh Shariif ayuu ugu baaqay in dhinacyada dagaalamaya…

Read More »

SAWIRO:-Ciidamo la kala dhex-dhigey maleeshiyaad dagaalamey

0 Visits: 284 | Tuesday April 07, 2020 - 17:28:02
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Boolis,Nabadsugida iyo Millateri ayaa waxaa ay gareen deegaanka Bali-Cadde oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalamayeen laba maleeshiyo Beeleed. Taliyaha Nabad Sugida Qeybta Galmudug Mahdi Cumar Muumin oo hogaaminayo Ciidanka ayaa sheegay inay…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay fadeexada musuq maasuq ee hareeyay Wasaaradda Caafimaadka

0 Visits: 181 | Tuesday April 07, 2020 - 17:24:21
Iyadoo maalmihii la soo dhaafay isa soo tarayay fadeexad musuq maasuq oo hareeyay wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya, taasoo keentay in la xiro Agaasimihii Guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ayaa waxaa laga yaabaa in fadeexadaas musuq maasuq lugaha la gasho Mas'uuliyiin…

Read More »

Ciidamo ka hortaga waxyaabaha qarxa oo tababar loo soo xirey

0 Visits: 202 | Tuesday April 07, 2020 - 17:19:28
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Puntland oo muddo 2 Bilood ah uu tababar ku saabsan miino baarista uu uga socday Rugta ciidamada Madaxtooyada ee Garoowe.

Read More »