Dhageyso:-DFS oo sheegtay in Muqdisho lagu baarayo dadka looga shakiyo COVID 19

0
Tuesday April 07, 2020 - 17:34:36 in Wararka by
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-DFS oo sheegtay in Muqdisho lagu baarayo dadka looga shakiyo COVID 19

    Wasaaradda Caafimaadka ayaa Maanta ku dhawaaqdey in uu shaqa bilaabay maanta Sheybaarka dhexe ee qaranka oo lagu baarayo dadka uu gudaha dalka kula dhaco Cudurka Coronovirus. Wasiir fowsiya Abiikar Nuur oo Warbaahinta kula hadashay xaru

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka ayaa Maanta ku dhawaaqdey in uu shaqa bilaabay maanta Sheybaarka dhexe ee qaranka oo lagu baarayo dadka uu gudaha dalka kula dhaco Cudurka Coronovirus. Wasiir fowsiya Abiikar Nuur oo Warbaahinta kula hadashay xarunta dhexe ee Sheybaarka qaranka ayaa shaacisey in hadda wxiii ka dambeeya dadka uu ku dhaco Cudurka coronavirus lagu baari doono magaalada muqdisho. Waxaa ay sheegtay in horay ay wel wel ka qabeen inaysan heysan qalabka lagu baaro dadka qaba cudurka,horayna ay u sheegeen in uu soo gaari doono qalabka,hayeeshee juhdi badan ay bixiyaan balse qalab u yaalley iyo kuwo kale oo ay hay'ado ugu deeqeen dadka lagu baari doono. Ugu dambeyn waxaa ay sheegtay inay muhiim tahay in dalka gudihiisa dadka lagu baaro maadaama dowladda Soomaaliya aysan dad badan dibadda u diri karin si loo baaro.

 

    .Audio Player

00:00
 
00:00
xigasho:-radiorisaala.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip