Dowlad xireysa dadka aan afka iyo sanka xiran

0
Tuesday April 07, 2020 - 19:09:23 in Wararka by
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlad xireysa dadka aan afka iyo sanka xiran

    Dowladda Morocco waxay sheegtay in shacabka dalkaas ee aanan xiran afka iyo sanka ay wajahi doonaan xabsi saddex bilood ah ama in lagu ganaaxi doono inay bixiyaan 126 doolar. Maanta ayuu sharcigan ka dhaqan galayaa Morocco, waxaa shacabka la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Morocco waxay sheegtay in shacabka dalkaas ee aanan xiran afka iyo sanka ay wajahi doonaan xabsi saddex bilood ah ama in lagu ganaaxi doono inay bixiyaan 126 doolar. Maanta ayuu sharcigan ka dhaqan galayaa Morocco, waxaa shacabka lagu amray inay sanka iyo afka xirtaan si ay isaga ilaaliyaan cudurka Coronavirus.
             Dowladda ayaa go’aankan ku dhawaaqday shaley kaddid markii ay qabatay shir looga arrinsanayay ka hortagga cudurka safmarka ah ee Covid-19, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.

            Morrocco ayaa in muddo ku jirtay xaalad deg deg ah, waxaana dalkaas laga xaqiijiyay 1,120 qof oo uu ku dhacay Corona halka 80 qofna ay u dhinteen.

       Wuxuu dalkan hiigsanaya in uu sare u qaado wax saarka marada lagu xirta afka iyo sanka ee looga hortaggayo cudurka Corona.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip