Laba abaal marin kala dooro.

0
Tuesday April 07, 2020 - 19:18:16 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba abaal marin kala dooro.

    Qofkii Naftiisa Aduunyo u hibeeyo, moowjadaha Addunkuna ey marba meel geeyaan, ugu dambeeyn Aduunyadu waxa ey kuu hibeeysaa hal Hadiyad oo ah Deegaan Laba mitir ah oo dhulka ka mida. Qofkii Naftiisa Alla u hibeeyo, Boholada kufriga iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qofkii Naftiisa Aduunyo u hibeeyo, moowjadaha Addunkuna ey marba meel geeyaan, ugu dambeeyn Aduunyadu waxa ey kuu hibeeysaa hal Hadiyad oo ah Deegaan Laba mitir ah oo dhulka ka mida. Qofkii Naftiisa Alla u hibeeyo, Boholada kufriga iyo Dunuubtana Alla ka najeeyo, camalkiisa iyo Toobadiisana Alla ka aqbalo, ugu Dambeeyn Alla waxa uu u hibeeyaa Deegaan Jannada ku yaal oo Balaciisu uu la mid yahay Balaca Samada iyo Dhulka.(F.S:1aad) Hadiyadda dambe Alla ha ku siiyo. Aamiin.             

Qore :Yahya Amir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip