SAWIRO:-Ciidamo la kala dhex-dhigey maleeshiyaad dagaalamey

0
Tuesday April 07, 2020 - 17:28:02 in Wararka by
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Ciidamo la kala dhex-dhigey maleeshiyaad dagaalamey

    Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Boolis,Nabadsugida iyo Millateri ayaa waxaa ay gareen deegaanka Bali-Cadde oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalamayeen laba maleeshiyo Beeleed. Taliyaha Nabad Sugida Qeybta Galm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Boolis,Nabadsugida iyo Millateri ayaa waxaa ay gareen deegaanka Bali-Cadde oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalamayeen laba maleeshiyo Beeleed. Taliyaha Nabad Sugida Qeybta Galmudug Mahdi Cumar Muumin oo hogaaminayo Ciidanka ayaa sheegay inay kala dhex-galeen labada maleeshiyo beeleed ee waa dagaalamey,isla markaana xaalada ay tahay mid degan. Sidoo kale taliyaha waxaa uu sheegay inay xaqiijiyeen amniga deegaannada lagu dagaalamey,isla markaana dhawaan la bilaabi doono wada-hadallo lagu xalinayao maleeshiyaadka dagaalamey.

     





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip