Kenya oo shaacisay in dad qaba Coronavirus maanta lagu arkay magaalada Mandheera

0
Tuesday April 07, 2020 - 17:49:15 in Wararka by
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya oo shaacisay in dad qaba Coronavirus maanta lagu arkay magaalada Mandheera

    Wasiirka caafimaadka dalka Kenya ayaa goor dhaw xaqiijiyey in labo qof oo ku nool magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee Kenya uu ku dhacay cudurka Coronavirus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka caafimaadka dalka Kenya ayaa goor dhaw xaqiijiyey in labo qof oo ku nool magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee Kenya uu ku dhacay cudurka Coronavirus.       Labadan qof ayaa la sheegay in ay kasoo safreen magaalada Mombasa ee ku taalla gobolka xeebta ah ee dalka Kenya.

Wasiirka ayaa sidoo kale xaqiijiyay in 14 qof oo hor leh uu ku dhacay cudurka Coronavirus gudaha dalkaas.

      Guud ahaan tirada dadka uu ku dhacay cudurka COVID-19 gudaha dalka Kenya waxay gaarayaan 172 qof, sida lagu sheegay tira koobka wasaaradda caafimaadka Kenya.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip