Wararka

Sheekh Shariif oo ku baaqay in aan la siyaasadeyn Coronavirus

0 Visits: 265 | Tuesday April 14, 2020 - 21:23:37
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadley xaaladaha xanuunka Coronavirus,isaga oo baaq u direy Madaxda Dowladda Federaalka iyo Shacabka Soomaaaliya. Sheekh Shariif oo Warbaahinta Shir Jaraa'id Muqdisho ugu qabtey…

Read More »

Kulamo looga hadlaayo joojinta dagaal beeleedyada oo ka dhacay Caabudwaaq

0 Visits: 247 | Tuesday April 14, 2020 - 21:22:46
Madaxweyne ku xigeenka DGGM, Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta kulan la qaatay Golaha guurtida Dagmada Cabudwaaq. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, waxaa kulanka ku wehliyay Ugaaska Guud ee beelaha Sade, Ugaas Maxamed Ugaas keyse, waxaa sido kale, qayb ka ahaa Xildhibanada Galmudug ee ka soo jeeda…

Read More »

Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday joojinta gaadiidka ka yimaada Muqdisho

0 Visits: 232 | Tuesday April 14, 2020 - 21:21:22
Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray go'aan ay ku doonayaan in ay joojiyaan gaadiidka dadweynaha ee ka baxa Muqdisho ee aada degaanada maamulka Koonfur Galbeed. Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Koonfur Galbeed ayaa hakisay isku socodka gaadiidka rakaabka ee ka…

Read More »

QM "1 milyan oo qof oo ku nool Itoobiya ayaa gargaar degdeg ah u baahan"

0 Visits: 248 | Tuesday April 14, 2020 - 21:20:15
Hay'adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada midoobay (FAO) ayaa sheegtay dad ka badan 1 milyan oo qof oo ku nool dalka Itoobiya iney soo food saartay macluul daran ayna u baahan yihiin gargaar degdeg ah. Hay'adda FAO waxay sheegtay macluushaasi iney ka dhalatay kaddib marki uu ayax ku habsaday…

Read More »

xukuumadda Soomaaliya oo ka mahadcelisay deeqdii Caafimaad ee Imaaraadkasoo gaarsiiyay Muqdisho.

0 Visits: 242 | Tuesday April 14, 2020 - 21:18:50
Kadib markii maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay ka soo degtay diyaarad siday gargaar caafimaad oo loogu tala galay cudurka Coronavirus, ayaa waxaa taageeradaas ka mahad celiyey xukuumadda Soomaaliya. Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa Talaadada maanta ah 23.4 tan oo shixnad…

Read More »

Dalalka Caalamka qaarkood oo dib u furay qeybo ka mid ah Xarumaha shaqooyinka

0 Visits: 248 | Tuesday April 14, 2020 - 21:17:55
Austria ayaa dib u furaysa kumanaan dukaamo ah Talaadada maanta ah iyada oo raadineysa fududeynta xannibaado la saaray ganacsiga si uusan u faafin coronavirus. Xarumaha beeraha lagu sheekeysto, dukaamada waaweyn iyo kuwa yaryar ayaa la furi doona iyada oo qayb ka ah qorshe-tallaabo tallaabo loogu soo…

Read More »

Itoobiya oo sheegtay in ay dishay 17 ruux oo Shabaab ah

0 Visits: 268 | Tuesday April 14, 2020 - 21:15:36
Taliska ciidamada cirka Itoobiya ayaa sheegay weerar ay diyaaradahooda ku qaadeen Koratale iyo Yurkud iney ku dileen 17 dabley oo ka tirsan ururka Al-Shabaab. Habtom Zenebe Ku xigeenka taliyaha ciidamada cirka ee Bariga Itoobiya wuxuu sheegay ciidamada Al-shabaab ay weerarkaasi ku dileen iney dhammaantood…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 14-4-2020

0 Visits: 329 | Tuesday April 14, 2020 - 10:38:20
Kiisaska Coronavirus ee Soomaaliya oo gaaray 60 D/F/Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 35 xaaladood oo COVID-19 ah 24kii sa ac ee ugu dambeysay. Xaaladaha cusub 32 ka mid ah waxay ku suganyihiin M/Muqdisho, 2 waxaa laga diiwaan geliyay Hageysa, Booram ana waxaa laga helay qofkii ugu horreeyay.…

Read More »

Government confirms 35 more Coronavirus cases

0 Visits: 719 | Tuesday April 14, 2020 - 06:30:32
..

Read More »

Ciidamada Jubbaland oo Xabsiga dhigay Wariye Aadan Kismaayo

0 Visits: 250 | Monday April 13, 2020 - 19:45:32
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan Ciidamada Ammaanka inay xabsiga dhigeen Suxufi Aadan Kismaayo. Suxufigaan ayaa lagu soo waramayaa maanta Barqadii inay gurigiisa kala baxeen Ciidamada ammaanka Jubbaland, kadibna loo kaxeeyay mid ka…

Read More »

Deni oo ka digay in ciidanka Xoogga dalka loo adeegsado dano siyaasadeed

0 Visits: 266 | Monday April 13, 2020 - 19:34:33
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntand, Siciid Cabdullaahi (Deni) oo xalay warbaahinta ugu warramay magaalada Garoowe ee xarunta maamulkaasi ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dhismaha ciidamada Xoogga dalka. Deni ayaa marka hore ka digay in la siyaasadeeyo dib u dhiska ciidamada qalabka sida Soomaaliya,…

Read More »

Turkish air defense system shoots down Russian-made chopper

0 Visits: 745 | Monday April 13, 2020 - 19:26:56
A Turkish air defense system managed to shoot down a Russian-made chopper in the northern region of Libya on Sunday, the Libyan National Army (LNA) confirmed. The Government of National Accord forces and their allies are heavily supported by Turkey, as the latter has provided the GNA with military equipment…

Read More »

Xaaf oo xilka ku wareejiyay Qoor Qoor

0 Visits: 272 | Monday April 13, 2020 - 19:10:37
Mdaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa caawa xilka madaxtinimada maamulka Galmudug ku wareejiyay Madaxweynaha cusub Md. Axmed Cabdi Kaariye. Xil wareejinta ayaa timid ka dib Munaasabad dhacday Magaalada Dhuusamareeb. Xaaf ayaa goobta ay ka dhaceysay Xafladda ka sheegay in uu tanaasulay…

Read More »

Erdogan oo diiday is-casilaadda wasiirkiisa arrimaha gudaha

0 Visits: 261 | Monday April 13, 2020 - 19:03:11
Madaxweynaha Turkey Reccep Tayyip Erdogan ayaa diiday inuu aqbalo is-casilaadda wasiirkiisa arrimaha gudaha oo ka dhalatay xanibaad deg deg ah oo dalka lagu soo rogay taasi oo hogaamisay in dadku ku cararaan dukaamada ayagoo argagaxsan. Wasiir Suleyman Soylu ayaa la kulmay cambaareyn xooggan kadib markii…

Read More »

Dowladda oo shaacisey Goobo uusan saameyn doonin Bandowga

0 Visits: 373 | Monday April 13, 2020 - 18:58:47
Dowladda Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqdey in laga bilaabo 15 Bishan April Magaalada Muqdisho xilliyada habeenkii la gelinayo Bandow ka bilaabanaya 8:00 Fiidnimo, kuna eg 05:00 Subaxnimo,hayeeshee aan saameyn doonin Goobaha qaar. Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) ayaa…

Read More »

Saddex ka mida Madaxda Maamul Goboleedyada oo is karantiilay

0 Visits: 290 | Monday April 13, 2020 - 18:44:50
Laba ka mida Madaxweyne-yaasha Maamul Goboleedyada iyo Gudoomiye Baarlamaan ayaa go'aansaday inay is karantiilaan, ka dib markii ay isaga shakiyeen xanuunka Coronavirus. Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa xaqiijiyay in uu is tarantiilay toddobadkii ugu dambeeyay, si uu u…

Read More »

Xaasaska Askartii geeriyootay oo sheegay in Mushaarkii laga jartay

0 Visits: 244 | Monday April 13, 2020 - 18:15:44
Qaar ka mid ah Xasaska Askartii u geeriyootay difaaca dalka Sanadyadii lasoo dhaafay ayaa maanta banaanbax ka dhigay Iridda Xarunta Madaxtooyadda Qaranka. Waxa ay sheegeen in 15-kii bilood ee lasoo dhaafay aysan qaadan wax mushaar ah. Waxa ay xuseen in dhammaan laga soo xirtay Xafiisyada dowlada, islamarkaana…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo kulan talo wadaag ah, kuna saabsan ka hortagga cudurka COVID-19 la qaatay culimo, dhahaatiir, ganacsato iyo qaar ka mid ah Hay'adaha Dowladda

0 Visits: 240 | Monday April 13, 2020 - 17:33:13
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo bulsho ee dalka waxa uu la qaatay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo madaxda hay'adaha dowladda ee qaabilsan caafimaadka, wacyigelinta iyo…

Read More »

Government Imposes a Night Curfew To Mogadishu City

0 Visits: 714 | Monday April 13, 2020 - 17:24:23
After holding a press conference in Mogadishu, Somali police commander; General Abdi Hassan Mohamed (Hajar), Sunday announced that the Somali government enhances measures of combating COVID-19. The police commander underlined that number of Coronavirus (COVID-19) cases is on the increase in the country,…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY 13-4-2020

0 Visits: 423 | Monday April 13, 2020 - 10:09:07
Wasiirka Caafimaadka Oo Ka War Bixi say Xaaladda Caabuqa COVID-1 Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS, Dr. Fawziya Abikar Nur, oo xalay ka war bixisay xaaladda Caabu qa COVID-19 ee dalka, ayaa sheegtay in qaar ka mid ah bukaanna da xaaladoo du soo wana agsanaaneyso, lagu na kar aantiilay…

Read More »