Xaasaska Askartii geeriyootay oo sheegay in Mushaarkii laga jartay

0
Monday April 13, 2020 - 18:15:44 in Wararka by
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaasaska Askartii geeriyootay oo sheegay in Mushaarkii laga jartay

    Qaar ka mid ah Xasaska Askartii u geeriyootay difaaca dalka Sanadyadii lasoo dhaafay ayaa maanta banaanbax ka dhigay Iridda Xarunta Madaxtooyadda Qaranka. Waxa ay sheegeen in 15-kii bilood ee lasoo dhaafay aysan qaadan wax mushaar ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar ka mid ah Xasaska Askartii u geeriyootay difaaca dalka Sanadyadii lasoo dhaafay ayaa maanta banaanbax ka dhigay Iridda Xarunta Madaxtooyadda Qaranka. Waxa ay sheegeen in 15-kii bilood ee lasoo dhaafay aysan qaadan wax mushaar ah. Waxa ay xuseen in dhammaan laga soo xirtay Xafiisyada dowlada, islamarkaana Madaxda dowlada dhexe ee Soomaaliya ay Al-baabada kasoo xirteen.

     Xaasaska Askarta waxa ay sheegeen in guryihii ay deganaayeen laga saaray, sidoo kalena hadda aysan heysan wax ay raashin ku iibsadaan.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayay ugu baaqeen in ay ka jawaabaan Cabashooda.

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa inta badan sheegga in ay bixiyaan xuquuqda Askarta u dhimata difaaca Qaranka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip