QM "1 milyan oo qof oo ku nool Itoobiya ayaa gargaar degdeg ah u baahan"

0
Tuesday April 14, 2020 - 21:20:15 in Wararka by
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QM "1 milyan oo qof oo ku nool Itoobiya ayaa gargaar degdeg ah u baahan"

    Hay'adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada midoobay (FAO) ayaa sheegtay dad ka badan 1 milyan oo qof oo ku nool dalka Itoobiya iney soo food saartay macluul daran ayna u baahan yihiin gargaar degdeg ah. Hay'adda FAO waxay sheegtay macluush

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada midoobay (FAO) ayaa sheegtay dad ka badan 1 milyan oo qof oo ku nool dalka Itoobiya iney soo food saartay macluul daran ayna u baahan yihiin gargaar degdeg ah. Hay'adda FAO waxay sheegtay macluushaasi iney ka dhalatay kaddib marki uu ayax ku habsaday waxoosaarki dhul beereedka dalkaasi. Dhul beereed dhan 200,000 oo hektar ayayna sheegtay hay'addu inuu ayuxu uu baab'iyey. Dhul beereedka ayaxa uu baab'iyeyna waxay sheegtay hay'adda FAO iney ka bixi jirin dalgyada ay ka midka yihiin Masaggada/Haruurka iyo Qamadiga oo dalka Itoobiya si weyn looga isticmaalo. Waddamada Kenya iyo Itoobiyana waxay hay'addu sheegtay iney ka mid yihiin waddamada uu ayaxa ku habsaday ee bariga Afrika saameyn ba'anna uu u geystay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip