Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday joojinta gaadiidka ka yimaada Muqdisho

0
Tuesday April 14, 2020 - 21:21:22 in Wararka by
  • Visits: 233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday joojinta gaadiidka ka yimaada Muqdisho

    Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray go'aan ay ku doonayaan in ay joojiyaan gaadiidka dadweynaha ee ka baxa Muqdisho ee aada degaanada maamulka Koonfur Galbeed. Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Koonfur Galb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray go'aan ay ku doonayaan in ay joojiyaan gaadiidka dadweynaha ee ka baxa Muqdisho ee aada degaanada maamulka Koonfur Galbeed. Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Koonfur Galbeed ayaa hakisay isku socodka gaadiidka rakaabka ee ka tega Muqdisho ee aada deegaanada Maamulkaas. War kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka Maamulkaas ayaa waxaa lagu sheegay in laga bilaabo 16-ka Bishaa April la joojiyay gaadiidka rakaabka ee tegi jiray deegaanada Koonfur Galbeed si looga hortego faafida Cudurka COVID-19.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip