Dowladda oo shaacisey Goobo uusan saameyn doonin Bandowga

0
Monday April 13, 2020 - 18:58:47 in Wararka by
  • Visits: 374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo shaacisey Goobo uusan saameyn doonin Bandowga

    Dowladda Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqdey in laga bilaabo 15 Bishan April Magaalada Muqdisho xilliyada habeenkii la gelinayo Bandow ka bilaabanaya 8:00 Fiidnimo, kuna eg 05:00 Subaxnimo,hayeeshee aan saameyn doonin Goobaha qaar. Tali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqdey in laga bilaabo 15 Bishan April Magaalada Muqdisho xilliyada habeenkii la gelinayo Bandow ka bilaabanaya 8:00 Fiidnimo, kuna eg 05:00 Subaxnimo,hayeeshee aan saameyn doonin Goobaha qaar. Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) ayaa sheegay in si loo yareeyo faafida Cudurka Coronavirus ay talaabadaasi u qaadeen balse uusan saameyn doonin dukaamada cunnada qalalan laga iibsado iyo xarumaha caafimaadka sida farmashiyayaasha iyo isbitaallada.

                   Dadka Muqdisho ku nool ayuu ugu baaqey Taliye Xijaar inay u hoggaan samaan Amarka kasoo baxey waxaa uu sidoo kale Ciidamada ugu baaqey inay si wanaagsan ula dhaqmaan Shacabka, kuwooda ugu liitana ay u fududeeyaan sidii ay u gaari lahaayeen halka ay doonayaan.

            Dadka kunool Magaalada Muqdisho weli kama hadlin sida ay u arkaan Bandowga xilliyada Habeenkii ah oo ay dowladda Soomaaliya kusoo rogtey Magaalada Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip