Xaaf oo xilka ku wareejiyay Qoor Qoor

0
Monday April 13, 2020 - 19:10:37 in Wararka by
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaf oo xilka ku wareejiyay Qoor Qoor

    Mdaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa caawa xilka madaxtinimada maamulka Galmudug ku wareejiyay Madaxweynaha cusub Md. Axmed Cabdi Kaariye. Xil wareejinta ayaa timid ka dib Munaasabad dhacday Magaalada Dhuusamareeb. Xaaf ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mdaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa caawa xilka madaxtinimada maamulka Galmudug ku wareejiyay Madaxweynaha cusub Md. Axmed Cabdi Kaariye. Xil wareejinta ayaa timid ka dib Munaasabad dhacday Magaalada Dhuusamareeb. Xaaf ayaa goobta ay ka dhaceysay Xafladda ka sheegay in uu tanaasulay islamarkaana uu la shaqeyn doono Madaxweyne Qoor Qoor. Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Madaxweyne Xaaf uga mahadceliyay sida uu maamulka ugu soo adeegay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip