Wararka

Madaxweyne Trump oo dib u dhigaya Shirka G-7

0 Visits: 218 | Monday June 01, 2020 - 00:29:01
Madaxwenaha Mareykanka Donald Trump ayaa xalay sheegay, in uu baajinayo shir-madaxeedka dalal la isku yiraahdo G-7 ee ugu horumarsan xaga dhaqaalaha marka loo fiiriyo dalalka kale ee dunida. Shirkaan ayaa lagu waday in Mareykanka uu marti-geliyo dhamaadka bisha June ee soo socota, hase yeeshee madaxweyne…

Read More »

Dowladda oo sheegtay in howlgal ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab

0 Visits: 225 | Sunday May 31, 2020 - 22:34:07
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay ay howlgal kala dwuan ka sameeyeen deegaano ku dhow deegaanka janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose,halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalka ayaa Saraakiisha hoggaamineysa waxaa ay sheegeen…

Read More »

Dad lagu arkay Calaamadaha COVID-19 oo ku geeriyooday Beled-Xaawo

0 Visits: 235 | Sunday May 31, 2020 - 22:29:48
Saacadihii la soo dhaafay waxaa degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ku geeriyooday dad lagu arkay Calaamadaha Cudurka Coronavirus halka ay weli la jiifaan dad soddomeeyo kor u dhaafaya,kuwaas oo kamid ah dadka Magaalada. Dhaqaatiirta ku sugan degmada Beled-Xaawo qaarkood ayaa waxaa ay sheegeen in saacad…

Read More »

Galmudug oo shaacisay kiisas Cusub oo la xiriira Coronavirus

0 Visits: 199 | Sunday May 31, 2020 - 22:22:38
Wasaaradda Caafimaada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay inay bilaawday baaritaan la xiriira dadka looga shakiyo Cudurka COVID-19 ee deegaannada Galmudug. Wasiirka Caafimaadka Galmudug ayaa sheegay inay baareen 110 Ruux oo kamid ah dadka Magaalada Cadaado,sial markaana Cudurka laga helay 47 oo…

Read More »

Baaritaanka dhalinyaradii lagu dilay deegaanka Gololeey oo bilaawday

0 Visits: 203 | Sunday May 31, 2020 - 22:14:39
Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ka bilaawday baarista dhacdadii lagu laayay 8 Dhalinyarada ahaa ee ka Shaqeynayay Xarun MCH oo ku taalla deegaanka Gololeey ee degmadaasi balcad. Guddi uu dhacdadaas u xilsaaray Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ay qeyb ka yihiin,wasiirada Amniga iyo Arrimaha…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo deeq Caafimaad gaarsiisay Galmudug

0 Visits: 208 | Sunday May 31, 2020 - 22:12:24
Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Galmudug ayaa Maanta Deeq Daawa ah kala wareegtay Xubno ka socday Guddiga Gurmadka Qaran ee Corone virus ee Xafiiska Raysul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Wasiir ku xegeenka Wasaaradda Caafimaadka Mahad Caabi Ciise ayaa gudoomay deeqdaan o la geeyay Magaalada Gaalkacyo si…

Read More »

Sudan oo u yeertay safiirkeedii Itoobbiya

0 Visits: 183 | Sunday May 31, 2020 - 22:10:35
Suudaan ayaa u yeeratay wakiilkeedii Itoobiya iyaga oo ka muddaharaadsan waxa ay ku sheegeen faragelinta soohdimaha ay leeyihiin oo ay soo galeen maleeshiyaad Itoobiyaan ah. Waxaana labada dal u socday wadahadallo ku saabsan xiisadda ka dhex taagan dhanka kale ee biyo xidheenka webiga Niilka, kolkaas…

Read More »

laftagareen oo amar siiyay Guddiga ka hortaga COVID-19

0 Visits: 229 | Sunday May 31, 2020 - 22:08:56
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa faray Guddiga Koonfur Galbeed u qaabilsan ka hortagga Coronavirus in maaln walba Bulshada u oo gudbiyaan warbixino la xiriira xaalada Caafimaad e ka jirta deegaannada maamulkaas. Waxaa uu sheegay in sidoo kale…

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kusoo xiray shir dib u heshiisiin ah

0 Visits: 213 | Sunday May 31, 2020 - 11:18:23
Shirkan waxaa sidoo kale kasoo qayb galay Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland, labada gole ee Dowlada Odayasha Dhqanka Culimada iyo Sidoo kale beelihii walaalaha ahaa ee dirirtu ay dhax martay, Madaxweynaha Jubbaland oo madasha ka hadlay ayaa ku dheeraaday dhibaatada ay leedahay dhiiga qof Muslim…

Read More »

Banaanbaxyada loogaga soo horjeedo dilkii George Floyd oo ku sii fiday magaalooyin iyo dalal kale (Sawiro)

0 Visits: 223 | Sunday May 31, 2020 - 11:11:44
Waxaa sii fidaya banaanbaxyo loogaga soo horjeedo sida ay Booliska Maraykanka ula dhaqmaan dadka madowga ah gudaha dalka Marayanka iyo wadamo kale oo caalamka ka mid ah. Dadka banaanbaxaya ayaa iska dhega tiray bandow ay dowlada Maraykanka soo rogtay,sidoo kale waxaa banaanbaxyo kale ay ka dhaceen dalka…

Read More »

Dowladda Somalia oo War kasoo saartay qarixii dadka ku dhinteen

0 Visits: 243 | Sunday May 31, 2020 - 09:30:22
War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qarixii Maanta qabsaday gaari Hoomey ahaa oo dad badan ay ku dhinteen,kaas oo ka dhacay agagaarka Isbitaalka Xaawa Cabdi ee duleedka Magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa loogu…

Read More »

Khasaaraha ka dhashay qarixii ka dhacay duleedka Muqdisho oo la shaaciyay

0 Visits: 230 | Sunday May 31, 2020 - 08:32:40
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qaarx Miino oo qabsaday gaari ay la socdeen dad Shacab ahaa xilli ay marayeen agagaarka Isbitaalka Xaawa Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho,kaas oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Gaariga qaraxa qabsaday oo ahaa nooca Soomaalida ay u taqaano hoomey…

Read More »

Shabaab oo xukun dil ku fuliyay nin 50 jir ahaa

0 Visits: 208 | Sunday May 31, 2020 - 07:19:59
Ururka Shabaab ayaa tuulo hoostagta Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha hoose, waxa ay ku toogteen nin ay ku eedeeyeen inuu ahas Sixiroole. Ninkaan ayaa waxaa xukunka dilka ah ku riday Maxkamadda Al Shabaab ee Gobolka Shabellaha hoose, kadib markii sida maxkamadda sheegtay uu qirtay muddo shan sano…

Read More »

Dowladda oo ku dhawaaqday gargaar deg deg ah oo loo dirayo gobolada dalka

0 Visits: 195 | Sunday May 31, 2020 - 07:16:02
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay shir guddoomiyay Shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee xakameynta safmarka COVID19,kaas oo habeen walba si joogta ah u qabsooma. Shirka oo u qabsoomay hab muuqaal Internet-ka ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Caafimaad ee gobolada…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 31-MAY-2020

0 Visits: 747 | Sunday May 31, 2020 - 07:14:01
Dowladda oo ku dhawaaqday gargaar deg deg ah oo loo dirayo gobolada dalka R/Wasaaraha X/F/S.Xasan Cali Kheyre ayaa xalay shir guddoomiyay Shirka joogta da ah ee Guddiga Qaran ee xakameynta sa fmarka COV ID19,kaas oo habeen walba si joogta ah u qab sooma. Shirka oo u qabso omay hab muuqaal Internet-ka…

Read More »

Puntland oo dib u fureysa Maxkamaddaha

0 Visits: 207 | Saturday May 30, 2020 - 19:46:07
Waxaa maanta shir ku wada yeeshay xarunta wasaaradda caafimaadka Puntland masuuliyiinta wasaraadda iyo garsoorka Puntland, waxaana laga wada hadlay talaabaaoyinia caafimaad ee lagu yaraynayo khatarta cudurka COVID-19 si dib loogu bilaabo adeega maxkamadaha oo bulshada reer Puntland muhiimad joogto ah…

Read More »

Mas'uuliyiin kormeeray goobtii lagu laayay dhalinyaradii caafimaadka iyo baaritaano bilowday

0 Visits: 201 | Saturday May 30, 2020 - 19:36:07
Mas'uuliyiin kala duwan oo uu horkacayay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan, Xildhibaan C/qaadir Carabow Ibraahim, Saraakiil Ciidan iyo xubno ka tirsan maamulka degmada Balcad ayaa booqday goobtii maalmo ka hor lagu dilay dhalinyaradii ka shaqeynayay xarun caafimaad ku taal…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo gaaray Gaalkacyo

0 Visits: 210 | Saturday May 30, 2020 - 19:25:42
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa galabta gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaddib safar dhulka oo uu kaga soo ambabaxay magaalada Cadaado. Safarka Madaxweyne Qoorqoor ee Gaalkacyo ayaa la xiriira u kuur gelida xaalada amniga magaalada iyo howlaha maalmahan ka socday…

Read More »

Wasiirkii hore ee Warfaafinta"Doorashada oo xilligeedii lagu qabtaa waa xaq dastuuri ah"

0 Visits: 192 | Saturday May 30, 2020 - 19:22:07
Wasiirkii hore ee Warfaafinta dowladda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka falceliyay hadalkii Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ee ahaa in doorashadda ay ku dhici doonto waqtigii loogu tala galay. Waxaa uu sidoo kale sheegay in doorashada in waqtigeeda in lagu qabto ay tahay…

Read More »

Meydka danjirihii Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo dibada loo qaaday

0 Visits: 190 | Saturday May 30, 2020 - 19:14:55
Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa garoonka Aadan cade ee Magaalada Muqdisho salaadda jinaasadda kula tukaday allah ha naxariistee maydka safiirkii jaamacadda carabta ufadhiyey Soomaaliya danjire Xaamud samraan Alkuwait oo ku geeriyooday Muqdisho. Allha ha naxariistee Meydka Safiirka…

Read More »