Shabaab oo xukun dil ku fuliyay nin 50 jir ahaa

0
Sunday May 31, 2020 - 07:19:59 in Wararka by
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab oo xukun dil ku fuliyay nin 50 jir ahaa

    Ururka Shabaab ayaa tuulo hoostagta Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha hoose, waxa ay ku toogteen nin ay ku eedeeyeen inuu ahas Sixiroole. Ninkaan ayaa waxaa xukunka dilka ah ku riday Maxkamadda Al Shabaab ee Gobolka Shabellaha hoose,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Shabaab ayaa tuulo hoostagta Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha hoose, waxa ay ku toogteen nin ay ku eedeeyeen inuu ahas Sixiroole. Ninkaan ayaa waxaa xukunka dilka ah ku riday Maxkamadda Al Shabaab ee Gobolka Shabellaha hoose, kadib markii sida maxkamadda sheegtay uu qirtay muddo shan sano inuu ku shaqeynssnaayay falalka Sixirka. Ninka la dilay oo 50 sano jir ahaa ayaa lagu magacaabi jiray Abuukar Xaaji Cumar, inkastoo aysan jirin cid difaaceysay oo qareen u aheyd, haddana waxaa ku dhacay xukun hal dhinac ah. Qaadiga maxkamadda Shabaab ayaa sheegay qof kasta oo lagu soo qabto falalka la xiriira Sixirka in maxkamadda ay ka gaari doonto go,aan cad. Dadweyne la isaga soo kala uruuriyay tuulooyinka hoostagga Degmada Qoryooley ee Shabaab gacanta ku hayaan ayaa daawanaayay qaabka dilka uu u dhacaayay. Al Shabaab ayaa inta badan Magaalooyinka ay maamulaan ku dila dad sida ay sheegaan xukun uu ku dhaco oo maxkamadahooda ay xukmiyaan         .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip