Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo gaaray Gaalkacyo

0
Saturday May 30, 2020 - 19:25:42 in Wararka by
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo gaaray Gaalkacyo

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa galabta gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaddib safar dhulka oo uu kaga soo ambabaxay magaalada Cadaado. Safarka Madaxweyne Qoorqoor ee Gaalkacyo ayaa la xiriira u kuur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa galabta gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaddib safar dhulka oo uu kaga soo ambabaxay magaalada Cadaado. Safarka Madaxweyne Qoorqoor ee Gaalkacyo ayaa la xiriira u kuur gelida xaalada amniga magaalada iyo howlaha maalmahan ka socday magaalada uu hormuudka u ahaa Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Fiqi. Madaxweynaha Galmudug ayaa la filayaa inuu la kulmo maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Waa safarkii u horeeyay ee Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor uu ku tago Gaalkacyo tan iyo markii la xaliyay khilaafkii ka jiray doorashadii muranka dhaliyay ee ka dhacday Dhuusamareeb horraantii bishii February.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip