Galmudug oo shaacisay kiisas Cusub oo la xiriira Coronavirus

0
Sunday May 31, 2020 - 22:22:38 in Wararka by
  • Visits: 203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo shaacisay kiisas Cusub oo la xiriira Coronavirus

    Wasaaradda Caafimaada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay inay bilaawday baaritaan la xiriira dadka looga shakiyo Cudurka COVID-19 ee deegaannada Galmudug. Wasiirka Caafimaadka Galmudug ayaa sheegay inay baareen 110 Ruux oo kamid ah dadka Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay inay bilaawday baaritaan la xiriira dadka looga shakiyo Cudurka COVID-19 ee deegaannada Galmudug. Wasiirka Caafimaadka Galmudug ayaa sheegay inay baareen 110 Ruux oo kamid ah dadka Magaalada Cadaado,sial markaana Cudurka laga helay 47 oo kamid ah dadkaasi,kuwaas oo ay geliyeen xaalad karantiil ah. Waxaa uu hadalkiisa intaasi uu ku daray in dhamaan deegaanada Galmudug uu Cudurka kusii faafayo,sial markaana dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay gurmad soo gaarsiiso.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip