Dowladda Soomaaliya oo deeq Caafimaad gaarsiisay Galmudug

0
Sunday May 31, 2020 - 22:12:24 in Wararka by
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo deeq Caafimaad gaarsiisay Galmudug

    Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Galmudug ayaa Maanta Deeq Daawa ah kala wareegtay Xubno ka socday Guddiga Gurmadka Qaran ee Corone virus ee Xafiiska Raysul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Wasiir ku xegeenka Wasaaradda Caafimaadka Mahad Caabi Ciise ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Galmudug ayaa Maanta Deeq Daawa ah kala wareegtay Xubno ka socday Guddiga Gurmadka Qaran ee Corone virus ee Xafiiska Raysul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Wasiir ku xegeenka Wasaaradda Caafimaadka Mahad Caabi Ciise ayaa gudoomay deeqdaan o la geeyay Magaalada Gaalkacyo si loga hortago Cudurka COVID-19 oo kiisas kamid ah laga helay deegaannada Galmudug. Munaasabad lagula wareegayay deeqdaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka Amniga, wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Biyaha iyo Tamarta, Wasiir ku xegeeno iyo Xubno Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug ka tirsan. Wasiir ku xegeenka Wasaaradda Caafimaadka Mahad Caabi Ciise ayaa uga mahad celiyay Deeqdaan Wasaaradda Caafimaadka iyo Xafiiska Ra'iisul Wasaare Kheyre, wuxuuna sheegey inay wax badan ka tari doonto la tacaalidda Caabuqa Covid 19 ee Gobolka mudug. Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Galmudug ayaa Maanta Deeq Daawa ah kala wareegtay Xubno ka socday Guddiga Gurmadka Qaran ee Corone virus ee Xafiiska Raysul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Wasiir ku xegeenka Wasaaradda Caafimaadka Mahad Caabi Ciise ayaa gudoomay deeqdaan o la geeyay Magaalada Gaalkacyo si loga hortago Cudurka COVID-19 oo kiisas kamid ah laga helay deegaannada Galmudug. Munaasabad lagula wareegayay deeqdaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka Amniga, wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Biyaha iyo Tamarta, Wasiir ku xegeeno iyo Xubno Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug ka tirsan. Wasiir ku xegeenka Wasaaradda Caafimaadka Mahad Caabi Ciise ayaa uga mahad celiyay Deeqdaan Wasaaradda Caafimaadka iyo Xafiiska Ra'iisul Wasaare Kheyre, wuxuuna sheegey inay wax badan ka tari doonto la tacaalidda Caabuqa Covid 19 ee Gobolka mudug.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip