Dowladda Somalia oo War kasoo saartay qarixii dadka ku dhinteen

0
Sunday May 31, 2020 - 09:30:22 in Wararka by
  • Visits: 245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Somalia oo War kasoo saartay qarixii dadka ku dhinteen

    War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qarixii Maanta qabsaday gaari Hoomey ahaa oo dad badan ay ku dhinteen,kaas oo ka dhacay agagaarka Isbitaalka Xaawa Cabdi ee duleedka Magaalada Muqdish

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qarixii Maanta qabsaday gaari Hoomey ahaa oo dad badan ay ku dhinteen,kaas oo ka dhacay agagaarka Isbitaalka Xaawa Cabdi ee duleedka Magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa loogu tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxaasi,waxaana Wasaaradda ay ku eedeysan inay ka dambeeyeen Ururka Al-Shabaab oo mararka qaar weeraro qaraxyo ah la beegsada Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Sidoo kale Wasaaradda Warfaafinta ayaa shaacisay inay ka adkaanto Al-Shabaab dagaalka ay kula jirta, iyada oo kaashaneyso Shacabka Soomaaliyeed. Qarixii ka dhacay agagaarka Isbitaalka Xaawa Cabdi ee deegaanka lafoole ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen in ka badan 10 Ruux halka tiro kale ay ku dhaawacmeen,kuwaas oo dhamaantood Shacab ahaa.


         Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeedka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip