laftagareen oo amar siiyay Guddiga ka hortaga COVID-19

0
Sunday May 31, 2020 - 22:08:56 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    laftagareen oo amar siiyay Guddiga ka hortaga COVID-19

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa faray Guddiga Koonfur Galbeed u qaabilsan ka hortagga Coronavirus in maaln walba Bulshada u oo gudbiyaan warbixino la xiriira xaalada Caafimaad e ka jirta dee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa faray Guddiga Koonfur Galbeed u qaabilsan ka hortagga Coronavirus in maaln walba Bulshada u oo gudbiyaan warbixino la xiriira xaalada Caafimaad e ka jirta deegaannada maamulkaas. Waxaa uu sheegay in sidoo kale guddiga loga baahan yahay inay gurmadyo kala duwan gaarsiiyaan deegaannada ay kajirto baahi caafimaad,sida, Afgooye, walanweyn ,deegaannada Gobolka Bakool, Qoyooley iyo Marka. Dhamaan Xubnaha Guddiga ka hortaga COVID-19 ayuu ugu baaqay inay dard dar geliyaan howlahooda,isla markaana sidoo kale ay sameeyaan wacyigelin la xiriirta Coronavirus. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip