Dowladda oo ku dhawaaqday gargaar deg deg ah oo loo dirayo gobolada dalka

0
Sunday May 31, 2020 - 07:16:02 in Wararka by
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo ku dhawaaqday gargaar deg deg ah oo loo dirayo gobolada dalka

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay shir guddoomiyay Shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee xakameynta safmarka COVID19,kaas oo habeen walba si joogta ah u qabsooma. Shirka oo u qabsoomay hab muuqaal I

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay shir guddoomiyay Shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee xakameynta safmarka COVID19,kaas oo habeen walba si joogta ah u qabsooma. Shirka oo u qabsoomay hab muuqaal Internet-ka ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Caafimaad ee gobolada dalka gaar ahaan Coronavirus iyo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa. Ra'iisul Wasaare Kheyre ayaa amray in gargaar caafimaad oo dheeraad ah si degdeg ah loola gaaro gobolladda dalka, si loo badbaadiyo dadka uu cudurku soo ridanayo loona xakameeyo faafidda COVID-19. Horay ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay gurmad Caafimaad oo kala duwan ay gaarsiisay Gobolada dalka oo laga helay kiisas kamid ah Cudurka Coronavirus,sida Cadaado, Kismaayo, Jowhar, Magaalada Garoowe iyo deegaano kale.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip