Wararka

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-NOV-2020

0 Visits: 195 | Monday November 09, 2020 - 10:18:07
.

Read More »

Xildhibaan Si Kulul Uga Hadlay Dadkii Lagu Laayay Duleedka Warsheekh

0 Visits: 139 | Monday November 09, 2020 - 09:29:52
Xildhibaan Cabduqaadir Carabow Ibraahim oo ka tirsa Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay dadkii isku qoyska ahaa ee xalay lagu laayay duleedka degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Xildhibaan Carabow oo qoraal soo saaray ayuu si kulul ugu…

Read More »

Ilhaan Cumar Oo War Kulul Kasoo Saartay Tallaabo Ay Qaaday Israa'iil

0 Visits: 138 | Monday November 09, 2020 - 08:34:18
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska dalka Mareykanka ayaa si kulul uga hadashay tilaabooyin burburin ah oo dowladda Israa'iil ay maalmihii dambe ka waday dhul ay xoog uga heysato Falastiin. Qoraal ay soo saartay Ilhaan Cumar ayaa waxaa ay ku sheegtay in Israa'iil ay wado xad-gudub…

Read More »

Xog: Maxaad kala socotaa xaaladda siyaasadeed ee dalka uu ku sugan yahay?

0 Visits: 212 | Monday November 09, 2020 - 07:20:47
Waxaa sii adkaaneysa xaaladda siyaasadeed, mida amni iyo tan dhaqaale ee Soomaaliya tan iyo wixii ka dambeeyay billawgii sanadkaan iyo ka sii hor. Soomaaliya oo waligeed qabtay daruufo dhanka amaanka ah iyo daganaansho la'aan siyaasadeed ayaa hadda gashay xaalado kale oo aad u adag. Waxaa aad usii…

Read More »

Sheekh Cali Wajiis '' Xaliimo Yareey waxey beennisay Aayado Qur'aan ah

0 Visits: 217 | Sunday November 08, 2020 - 22:52:37
Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hay'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay guddoomiyaha guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) in ay Alle u soo noqoto kaddib markii sida uu sheegay ay been abuur ku tilmaamtay Aayado Qur'aan ah. Xaliimo Yareey ayaa maalintii shalay…

Read More »

Dad isu qoys ahaa oo caawa lagu dilay Gobolka Shabellaha Dhexe

0 Visits: 189 | Sunday November 08, 2020 - 22:26:32
Dabley hubeysan ayaa caawa toogasho ku dilay saddex qof oo isu qoys ahaa, duleedka Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabellaha Dhexe. Dableyda ayaa deegaanka Fila-dheere ku dishay hooyo iyo laba carruur ah oo ay dhashay. Carruurta mid ka mida waxa uu jiray maalmo, halka kan kalana uu saddex jir ahaa. Sidoo…

Read More »

Xisbigii Ugu Horreeyay Oo Taageeray Guddiyada Doorashooyinka Ee 2020/21

0 Visits: 245 | Sunday November 08, 2020 - 22:13:17
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ee uu hoggaamiyo Gen. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa caddeeyay mowqifkiisa ku aadan Guddiyada Doorashada heer Federaal iyo heer maamul Goboleed ee la magacaabay. Qoraal kasoo baxay Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay magacaabista Guddiyada…

Read More »

Azerbaijan oo guul weyn ka gaartay dagaalka Armenia iyo wararkii ugu dambeeyey

0 Visits: 220 | Sunday November 08, 2020 - 22:08:05
Dadka reer Azerbaijan ayaa ku dabaaldegay jidadka magaalada caasimadda ah ee Baku kadib markii Madaxweyne Ilham Aliyev uu Axadda maanta ah sheegay in ciidamada dalkiisu ay qabsadeen Shusha, oo ah magaalada labaad ee ugu weyn gobolka Nagorno-Karabakh. Shusha, oo ay Armeniyiinta ugu yeeraan Shushi, waxa…

Read More »

IGAD oo walaac ka muujisay xaalad taagan

0 Visits: 200 | Sunday November 08, 2020 - 22:04:24
Urur goboleedka IGAD ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan arimaha ka soo cusboonaaday itoobiya gaar ahaan gobalka tigreega halkaas oo IGAD ay si dhow ula socoto arimaha ka taagan. IGAD waxay ugu baaqday dowlada itoobiya iyo dhinacyada ay arinta quseyso in ay dulqaad muujiyaan ayna ka shaqeeyaan hanaankii…

Read More »

Maamul Goboleedkii Labaad Oo Ka Hadlay Doorashadii Mareykanka

0 Visits: 245 | Sunday November 08, 2020 - 22:00:09
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka Joe Biden ugu hambaleeyay guushii uu ka gaaray Doorashadii ka dhacady dalkaas. Madaxweyne Qoorqoor oo Qoraal soo saaray ayuu ku sheegay in guushii Madaxweyne Joe Biden ka gaaray Doorashada ay aheyd…

Read More »

Itoobiya oo sheegtay inay qabatay Somali ka qeyb qaadaneysay dagaalka degaanka Tigreega

0 Visits: 226 | Sunday November 08, 2020 - 21:51:33
Taliye ku xigeenka Ciidamada Federaalka itoobiya ahna Madaxa howlgallada Ciidamada Gaashaandhiga dalkaas ,Janeraal Birhanu Jula ayaa sheegay inay Ciidamada ay degaano kala wareegeen Ciidamada xagjiriinta TPLF oo ay kula dagaalamayaan degaannada Tigreega. Waxaa uu sheegay in ay kamid yihiin degaannada…

Read More »

Jubbaland oo ku dhawaaqday in heegan la geliyay Ciidamadooda

0 Visits: 211 | Sunday November 08, 2020 - 20:23:53
Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Dowlad goboleedka Jubbaland C/qaadir Xaaji Maxamuud ayaa sheegay in Maamulka Jubbaland uu heegan geliyay Ciidamadiisa sababo la xiriira sugida Amniga degaannada Jubbaland. Xilli uu kormeer ku maray Maanta Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Dowlad goboleedka Jubbaland C/qaadir…

Read More »

Dowladda Soomaaliya iyo ganacsatada Muqdisho oo kulan yeeshay

0 Visits: 205 | Sunday November 08, 2020 - 20:19:48
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar oo u kuur-galaaya xaaladda ganacsat ada ee Soomaaliya, ayaa maanta kulan aad u ballaadhan la qaatay ganacsatada kala duwan ka hawl-gasha dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Read More »

Mahad Guulleed'' Guddoomiyaha Aqalka Sare wuxuu u muuqdaa hoggaamiye Mucaarad ah

0 Visits: 209 | Sunday November 08, 2020 - 20:09:30
Mahad Guulleed'' Guddoomiyaha Aqalka Sare wuxuu u muuqdaa hoggaamiye Mucaarad ah

Read More »

Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray gobolka Shabeellaha Hoose

0 Visits: 226 | Sunday November 08, 2020 - 20:04:10
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo khasaare geystay uu dhaxm aray ciidamada dowladda iyo kuwa xoogga ururka Al-shab aab.

Read More »

Wafdi ka socda dowladda Kenya oo Muqdisho u yimid hagaajinta xiriirka labada dal

0 Visits: 206 | Sunday November 08, 2020 - 19:59:46
Xog-hayaha Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya Amb. Macharia Kamau iyo wafdi la socda ayaa Sabtidii soo gaaray magaalada Muqdisho. Booqashada wafdigan oo aheyd hal maalin ayaa la kulmay Mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya. Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaj, Xog-hayaha Joogtada…

Read More »

Maydka nin Ajnebi ah oo lagasoo xiray gacmaha iyo lugaha oo ay soo caarisay xeebta Ey

0 Visits: 211 | Sunday November 08, 2020 - 19:53:42
Magaalo xeebeedka Eyl oo katirsan gobolka Nugaal ee maamul goboleedka Puntland , ayaa xeebtiisa waxay soo caarisay maydka nin ajnebi ah oo gacmaha iyo lugaha lagasoo xirxiray. Ninkaan oo la aqoonsan waayay maydkiisa, ayay wararku sheegayaan in ay dileen maraakiibta jariifka ah ee ku sugan Xeebaha Puntland,…

Read More »

Guddoonkii hore ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo xilka wareejiyay

0 Visits: 199 | Sunday November 08, 2020 - 19:44:57
Iyadoo lagu waddo in labo cisho ka hor magaalada Jowhar lagu qabto doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa waxaa xilka wareejiyay guddoonka hore ee Baarlamaanka.

Read More »

Cali Guudlaawe oo si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu yahay musharax Madaxweynaha Hirshabelle

0 Visits: 268 | Sunday November 08, 2020 - 19:28:53
Sii hayaha Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay maanta inuu yahay musharax madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle. Munaasabad lagu qabtay maanta magaalada Jowhar ayuu ugaga dhowaaqay musharaxnimadiisa Cali Guudlaawe oo afartii sano ee la soo dhaafay…

Read More »

Madaxda Caalamka oo ka falcelisay guusha uu Joe Biden ka gaaray doorashada Mareykanka

0 Visits: 195 | Sunday November 08, 2020 - 19:25:30
Madaxda adduunka ayaa ka falcelisay natiijada doorashada Mareykanka iyaga oo dhambaallo hanbalyo ah u dirayaa Madaxweynaha la doortay ee Joe Biden iyo ku xigeenkiisa. Ra'iisul Wasaaraha dalka Kanada Justin Trudeau ayaa dhanbaal Hanbalyo ah u diray Joe Biden iyo Kamala Harris isaga oo ballan qaaday…

Read More »