HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-NOV-2020

0
Monday November 09, 2020 - 10:18:07 in Wararka by
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-NOV-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Md.Mahdi Guuleed oo weeraray guddoo miyaha Aqalka Sare

    Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Md.Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo wareysi gaar ah siiyey Horufadhi Media TV ayaa weerar afka ku qaaday guddoomiyaha  golaha Aqalka sare, Md.Cabdi Xaashi Cabdullahi.

     Md.Mahdi Guuleed ayaa ware ysigan ku sheegay in guddoomiya ha Aqalka sare uu haatan u muuq do hoggaamiye mucaarad ku ah dowladda Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

      Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in sanadi hii u dambeeyey uu soo saarayey qoraallo is-da ba joog ah oo uu uga soo horjeedo shaqada socota & doorashada 2020/2021.

      "Dhowrkii sano ee u dambeeysay sida aad Warbaahinta kala socoteen guddoomiye Cabdi Xaashi waxaa uu soo saarayay qoraalo isdab-jo og ah,wuxuu u muuqdaa inuu yahay hoggaam iye mucaarad ah,” ayuu yiri Md.Mahdi Khadar.

     R/wasaare ku xigeenka xukuumadda Soo maaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa ku eedeey ey Cabdi Xaashi inuu hoos u dhigay golaha sha rci dajinta, isaga oo hoosta ka xariiqay in muddo fog aysan kulmin, islamarkaana ay baaqdeen shirar muhiim ahaa.

     "Wuxuu sidoo kale hoos u dhigay golihii Sha rci dejinta oo muddo ma aysan kulmin oo qeylo-dhaantooda waad ogeyd, shirarkii loo baahnaa ma dhicin,” ayuu sii raaciyey.

       Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo ha atan XFS iyo guddoomiyaha golaha Aqalka sare ay isku hayaan dhismaha guddiyada doorasho oyinka, gaar ahaan xubnaha G/Waqooyi ku me talaya guddiga doorashada ee heer federal.

Wasiir Jamaal oo la kulmay madaxda Hay’a dda WFP

       Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-ga shiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Md. Jamaal Maxamed Xasan ayaa Kulan muhiim ah Dorraad layeeshay Madaxda Hey’adda Cunada adduunka ee (WFP).

     Kulankan oo loo ga hadlay xoojinta wa da shaqeynta was aa radda iyo hey’adda Cunadda adduunka ee (WFP), ayaa isla markaana waxaa lagu dar dar galinaayey shaqooy inka ay hey’addu ka waddo dalka. Agaasimaha Hay’adda Cunada Adduunka ee Soomaaliya Mr Cesar Arroyo, ayaa bog aadiyay shaqooyinka Wasaarada Qor sheynta iyo xariirka wada shaqeynta ah ee ka dhaxeyso.

      Md.Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka wasa aradda Qosheynta Maal- gashiga iyo Horumarin ta dhaqaalaha DFS ayaa hoosta ka xariiqay in howlaha ay dalka ka waddo hey’adda (WFP) sii dar-dar-galiso si adeegyada dalka ay ka hayso u noqdan kuwa anfac Umm adda.

     "waxaan Shalayy kulan mira-dhal ah la qaat ay Agaasimaha guud ee hay’adaha baraanijya da cunada Aduunka ee magaceeda loo soo ga abiyo (WFP), waxaan isla eegnay shaqooyinka ay wadaan dalka  kuwaasi oo ku salaysan Qor shaha horumarinta qaranka ee NDP9, ugu dam beyn waxaan isla gorfeynay sidii howlahaasi loo sii xoojin lahaa ayna u noqan lahaayeen kuwa natiijo wanaagsan leh”ayuu yari Wasiirka  Jam aal. Kulankan ayaa ku soo idlaaday waji wanaa gsan iyadoo la isla gartay sidii wada shaqeynta iyo howlaha muhiimada leh ay xoogga u saari lah ayd Hay’ada barnaamijyadda cunada aduun ka ee (WFP).

 Dowladda Soomaaliya iyo ganacsatada Muq disho oo kulan yeeshay

     Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo warsha daha xukumadda federaalka Soomaaliya Md. Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar oo u kuur-gal aaya xaaladda ganacsatada ee Soomaaliya, ay aa Dorraad kulan aad u ball aadhan la qaatay ga nacs atada kala duwan ka hawl-gasha dalka gaar ahaan M/ Muqdisho.

      Wasiirka oo kulankiisa  oo ay ku wehelinaye en wasiiru-dawlaha wasaa radda Mudane Cabdu lqaadir Shariif Sheekh’ unaa Maye, wasiir ku xige enka Wasaaradda Cali Maxamed Sh. Baga di, Agaasimaha guud ee wasaaradda Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Was aaradda.

      Kulanka oo ujeedkiisu ahaa siddii wasiirka cusub ee ganacsiga iyo warshadaha Xukumad da federaalka Soomaaliya uu xog-oggaal ugu noqon lahaa sidoo kale na ugu kuur-geli lahaa xaaladaha iyo duruufaha ay qabaan ganacsata da kala duwan ee wadanka, ayaa waxay ganac satadu sheegeen in ganacsiga wadanku uu Dorraad meel fiican maraayo isla-mar-ahaanta ana ay ka ganacsato ahaan door weyn ay ka qa ataan shaqo abuurka iyo guud ahaan horumar ka wadanka. Iyaga oo xusay in sidoo kale na ay jiraan caqabado soo waajaha ganacsatada oo u baahan in si wada-jir ah wax loogga qabto.

       Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadah XFS Md. Khaliif Cabdi Cumar halkaas ka hadlay, ay aa ugu horreyn sheegay in uu ganacsatada uga mahad-celinaayo kaalintaas muuqata ay kaga jiraan horumarka Soomaaliya, waxaana uu xus ay loo baahan yahay in ganacsatada iyo dawla ddu ba ay mar walba iska kaashadaan horumar ka dalka sidoo kale na ay ka Wasaarad ahaan dadaal ugu jiraan siddii loo horumarin lahaa ga nacsatada iyada oo wax laga qabanaayo caqa badaha jira iyo cabashooyinka ay halkaas ku soo gudbiyeen.

Duqa M/Muqdisho oo dalka dib ugu soo laabtay

       Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/ Muqdisho Md.Cumar Maxamuud Maxam ed (Cu mar Filish) ayaa Dorraad dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka, kadib markii 7baadyadii lasoo dhaafay safar dibadda ah dalka uga maqnaa.

Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa Garoo nka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaw eeyay Guddoomiye ku-xigeennad iisa, Wasiirro, Xildhibaanno ka tirsan 2da Golle  ee Baarl amaanka, Guddoomiyeyaasha degmooy inka Gobolka iyo xubno kale.

     Duqa Muqdisho ayaa ka mahad celiyay soo dhaweyn ta loo soo sameeyay, isagoona intaas ka dib ka hadlay howlihii la qabtay inta uu sa farka ugu maqnaa Magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Guddoomiye Cumar Finish ayaa boga adiyey shaqadii la qabtay intii uu maqnaa, waxa uuna u mahad celiyey R/Wasaraha Soomaaliya Maxa med Xuseen Rooble iyo ku xigeenadiisa Maam ulka G/Banaadir.

Wafdi ka socda Dalka Kenya oo Muqdi sho u yimid hagaajinta xiriirka 2da dal

      Xog-hayaha Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya Amb.Macharia Kamau iyo wafdi la socda ayaa Sabtidii soo gaaray magaalada Muqdisho.

Booqashada wafdigan oo aheyd hal maalin ayaa la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarad da Arrimaha dibadda Soomaaliya.

       Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji, Xog-ha yaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa wafdigan ku qaabilay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya.

2da dowladood ayaa ka wada hadlay xoojinta xi riirka labo geesoodka ah iyo hannaanka loo hor umarin karo iskaashiga ka dhaxeeya Sooma aliya iyo Kenya oo muddooyinkii u dambeeyay xiriirkooda xumaa.

     Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa mugdi galay, tan iyo wixii ka dambeeyay billowgii 2018, waxaana jiray hadallo kulul oo dowladda Soom aaliya warbaahinta u marisay Kenya oo salka ku hayey faragelinta Kenya ay ka waddo Soomaaliya.

Cali Guudlaawe oo si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu yahay musharax Madaxweynaha Hirshabelle

      Sii hayaha Madaxweyne ku xigeenka Hir shabelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay Dorraad inuu yahay Musha rax mada xweynaha dowlad goboleedka Hirsh abelle.

       Munaasabad lagu qabtay Dorraad magaa lada Jowhar ayuu ugaga dhowaaqay mushar axnimadiisa Cali Guudlaawe oo afartii sano ee la soo dhaafay ahaa madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle.

Cali Guudlaawe ayaa ku mac neey ay sababaha uu isugu soo sharaxay Inay ka mid tah ay isagoo si weyn ula socda arrimaha kajira Hirshab elle u una doonayo inuu ku hoga amiyo horumar iyo Barwaaqo.

      "Waxaan ka mid ahaa siyaasiyiintii dhidib ada u taagtay dowlad goboleedka Hirshabelle waxaana aan muddaba ku sabrayay in sidii la rajeynayay aan wax loo qaban balse waxaan hu baa in aan wax badan kaqaban karo horumarin ta Hirshabelle.”ayuu siii raaciyay Musharax Cali Guudlaawe.

       Musharax Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa sheegay in qorshaha waxqabadkisa afarta sano ee soo socota uu ka sheegi doono maalinta tala adada ee soo socota baarlamaanka Hirsha belle.Munaasabadii uu ugaga dhowaaqay mu sha raxnimadisa ayaa dadkii ka hadlay waxaa ka mid ahaa Xildhibaan Cabdqaadir Carabow kaa soo ugu baaqay xildhibaanada Hirshabelle inay doortaan Musharax Guudlaawe.

   Sidoo kale waxaa Dorraad ugaga dhowaaqay M/Jowhar inuu yahay musharax madaxweyne ku xigeen Yuusuf Axmed Xagar”Daba geed” . Musharax Cali Guudlawe ayaa ugu cad cad haa tan xilka madaxweynaha Hirsh abelle iyadoo do orashada Madaxweynahana ay ka dhici doonto M/Jowhar maalinta Arbacada ee 11ka  Bishan November 2020.

Jubbaland oo ku dhawaaqday in heegan la geliyay Ciidamadooda

     Madaxweyne kuxigeenka 2ad ee Dowlad go boleedka Jubbaland C/qaadir Xaaji Maxam uud {Lugadheere}ayaa sheegay in Maamulka Jubbal and uu heegan geliyay Ciidamadiisa sababo la xiriira sugida Amniga degaannada Jubbaland.

Xilli uu kormeer ku maray Dorraad Madaxweyne kuxigeenka labaad ee D/G/Jubbaland Md.C/qaa dir Xaaji Maxamuud ayuu sheegay in laamaha Amniga ee M/Kismaayo iyo saraakii sha Ciidama da uu ku amray inay mu ujiyaan feejignaan amni.

     Sidoo kale waxaa uu faray laamaha Amniga Jubbaland inay dardar geliyaan holwha lagu su gayo Amniga, isla markaana ay joogteeyaan ho wlgallada Gaadiidka yaryar looga fiiqayo mur aayadaha Madow ee loo yaqaano( benzalka).

Amarkaan kasoo baxay Madaxweyne kuxigeen ka labaad ee Dowlad goboleedka Jubbaland C/qaadir Xaaji Maxamuud ayaa waxaa uu kus oo aadayaa xilli dhawaan dilal qorsheysan iyo qaraxyo ay ka dhaceen Magaalada Kismaayo, kuwaas oo aan dad loo qaban.

Sheekh Cali Wajiis '' Xaliimo Yareey waxey beennisay Aayado Qur'aan ah

      Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hay'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay gudd oomiyaha guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) in ay Alle u soo noqoto ka dib markii sida uu sheegay ay been abuur  ku tilmaamtay Aayado Qur'aan ah.

Xaliimo Yareey ayaa maalintii Dorraad khudbad ka jeedisay mu naasabad ka dhacday M/Muqd isho ayaa sheegtay in Ragga iyo Dumarka wa xba is dheereyn, iyadoo waxba kama jiraan ku tilmaamtay in Xaawo laga abuura Feer ka mid ah Aadan

      Sidoo kale Xaliimo Yareey ayaa sheegtay in loo baahan yahay cadeyn ku saabsan halka ay Qur'aanka kaga taalo in haweenku  Guryahooda ku ekaadaan, ''''Culimada waxaan ka codsaney naa in ay Qur'aanka si wanaagsan u Aqriyaan, waana in aysan na dhihin haweenku waa Guri, waxaan u baahan nahay cadeynta arintaa ku sa absan, laakiin bini’aadanku waa isku hal, Ilaa hey nus iyo qof buuxa ma abuurin, Xaawo iyo Aadan isku hal ayeey ahaayeen. Xaawo Feeraa laga abuuray ‘waa been’  ayeey tiri Xaliimo Yar eey.

     Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in ay Tow bad u furan tahay Xaliimo Yareey oo sida uu ha dalka u dhigay uu arkayo in uu Jahli u geeyay erayadaa ay ku beenisay Aayaadka Qur'aanka Kariimka ah.

      ''Xaliimo kaligeed ma'aha ee gabdhaha aad u dhageysta reer Galbeed ee buugaagtooda soo aqrista ee  la dhacsan ayaa fikirka noocan ah qaba'' ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis.

       Sidoo kale Sheekha ayaa sheegay in Aa yad Qur’aan ah ay ku soo arrooreen in haween ku guryahooda joogaan isaga oo yiri''''Waxaa ku soo arrooray  Aayado Qur'aan ah in haweenku Guryahooda joogaan iyada uu Alle ugu Nasteex eynayo haweenka oo marna la doonayo inay nastaan marnaba laga rabo in ay ka war hayaan kuriimada carruurta'' Sanadihii ugu danbeeyay ba haweenka Soomaaliyeed ayaa u muuqday kuwo ololle weyn ugu jiraan sidii ay u hili lahaay een xuquuqdooda ka qeybgalka siyaasadda ga ar ahaan ka mid noqoshada hay'adaha kala du wan ee Dowladda waxaana marar badan dalka gudihiisa iyo dibaddiisa lagu qabtay kulamo ay haweenku ka qeybgaleen kuwaa oo dhamaant ood ku saleysnaa sidii ay Dumarka Soomaaliye ed u heli lahaayeen Qoondo u gaar ah marka ay timaado awood-qeybsiga kuraasta dalka.

      Balse Culimada Soomaaliyeed ayaa marar badan oo hore ku celcelisay inay khatar ku ta hay shareecada Islaamka ku soo celcelinta doo dda ku saabsan in hawe enku ka maqan tahay xuquuq  u gaar ah , iyaga oo sheegay in Alle uu Dumarku siiyay xaq kan ugu wanaagsan oo mar walba laga qaadanayo Diinta Islaamka.

Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shab aab ku dhaxmaray gobolka Shabeellaha Hoose   

     Wararka ka imanaya G/Sh/Hoose ayaa shee gaya in dagaal culus oo khasaare geystay uu dhaxmaray ciidamada dowladda iyo kuwa xoog agga ururka Al-shabaab.

      Dagaalkan ayaa gaar ahaan ka dhacay dee gaanka Buulo Naagey oo ku yaalla inta dhaxee ya Ceel Wareegow Iyo Namabr 60 Ee G/Shabe ellaha Hoose.     2da dhianc ayaa dagaalka isku adeegsaday hub culus waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo kala gaa ray.

     Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Shabeellaha Hoo se oo dagaalkan ka hadlay ayaa guulo ka sheegtay.

     Laakiin dhinaca kale ma jiro wax war ah oo ka soo baxay xooggga Ururka Al-shabaab ee da gaalka la galay ciidamada dowladda.

Karaash oo Amar dul-dhigay Golaha Wasiirada Puntland

       Ku-simaha Madaxweynaha  Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cisma an Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey shirka ma amul baahinta Puntland oo ay ka qeybgaleen Wasaaraddaha ku shaqo leh sida Wasaaradd aha Arrimaha Gudaha, Waxbarashada, Caafima adka, Qorsheynta, Howlaha Guud, Haweenka, Maaliyadda iyo Tamarta, Biyaha iyo Macdanta.

      Wasaaradaha ka shaqeynaya maamul baah inta ayaa Madaxweyne ku-xigeenka D/Puntland warbixin ka siiyey waxyaabaha u qabsoomay, sida horumarka Wasaaraduhu ka gaareen maa mul baahinta ,shaqooyinkii u qabsoomay iyo gu ulaha laga gaaray qorsheyaashii lagu dejiyay shirarkii ugu danbeeyay ee ku saabsana ma amul daadajinta.

     .Madaxweyne Ku-xigeenka  Puntland Md. Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa bogaad iyey shaqada socota, waxaana uu kula dardaar may dhammaan masuuliyiinta wasaaraddaha in lasii dardargeliyo shaqada si adeega dowladdn imo loo gaarsiiyo dhammaan dadweynaha reer Puntland.

Guddoonkii hore ee Baarlamaanka Hir shabeelle oo xilka wareejiyay

      Iyadoo lagu wado in dhawaan  M/ Jowhar la gu qabto doorashada madaxweynaha iyo ku-xig eenkiisa ee D/G Hirshabeelle ayaa waxaa xilka wareejiyay guddoonka hore ee Baarlamaanka.

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Hir shabeelle Cismaan Barre Maxamed iyo guddoo miye ku-xigeenkii 1aad Cabdi Xasan Geeddi ay aa xilka ku wareejiyay gud doonka cusub ee dhawaan tan la doortay ka dib muna asabad kooban oo ka dhac day M/Jowhar.

      Md.Cismaan Barre Maxamed ayaa la shaqe eyay 2dii madaxweyne hore ee isaga danbeey ay Hir shabeelle, waxaana uu ahaa shaqsi saa meyn badan ku lahaa siyaasadda maamulkan laakiin uma suurtagalin dhismahan cu sub ee Hirshabeelle inuu ka soo dhax muuq do.

      Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre ayaa Guddoomi ya ha Cusub ugu hambaleeyay xilka loo doo ryay, isaga oo ugu baqay in uu dardar geli yo Shaqo oyinka horyaalla, isla markaana dhankiisa uu la Shaqeyn doono.

Wasiirka Gargaarka Khadiijo Maxamed Diir iye oo si weyn loogu soo dhoweeyay M/ Jowhar

      Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maare ynta Musiibooyinka XFS Marwo Khadiijo Maxa med Diiriye ayaa Dorraad gaartay M/Jowhar ee xarunta D/G/Hirshabeelle, hal kaas oo si weyn loogu soo dho weeyay.

      Xildhibaano ka tirsan Baarl amaanka 2aad ee maamulka Hirshabeelle, Mas ’uuliyiin,ururada Bulshada rayidka ah Bahda Bar baarta gaashaaman ayaa M Jowhar ku soo dho weeyay Wasiir Marwo Khadiijo Maxamed Diriye. 

     Wasiirad Khadiijiyo oo soo dhoweyn ka dib la hadashay warbaahinta ayaa ku sheegtay ujeed ka ay u timid Jowhar iney tahay ka qeyb galka Doorashooyinka maamulka Hirshabeelle oo he er gabo-gabo ah maraya.

         Sidoo kale, Wasiirka Garagaarka iyo Maa reeynta Masiibooyinka Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqday iney si dhow ula socoto Xaaladaha fatahaadaha ee ka jira deegaanada Hirsha beelle wax badana ay ka qaban doonaan.

      Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye wasiirka gargaarka iyo maareynta masiibooyinka ayaa deegaan doorashadeeda waxa uu yahay M/Jow har ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabe lle,sidoo kale waxaa hore ugu sugnaa M/Jowha qaar ka mid ah xildhibaanada deegaan doora shadoodu ay tahay magaalada Jowhar.

IGAD oo walaac ka muujisay xaalad taagan

      Urur goboleedka IGAD ayaa muujiyay walaa ca ay ka qabaan arimaha ka soo cusboonaaday Itoobiya gaar ahaan gobalka tigreega halkaas oo IGAD ay si dhow ula socoto arimaha ka taagan.

     IGAD waxay ugu baaqday dowl ada itoobiya iyo dhinacyada ay arinta quseyso in ay dulqaad muujiyaan ayna ka shaqeeyaan hanaankii xiisada loo qaboojin lahaa laguna xaliyo qilaafka wada hadal iyo dib u heshiisiin. IGAD waxay tilDorraady in ay aa minsan tah ay in itoobiya ay gobalka u tahay tu saalaha am a iftiinka xasiloonida iyo horumarka dhaqaalaha iyo waliba tiirka nabadda  iyo amma an ka.

 Ugu danbeynta waxaa IGAD ay rajeneysaa in dalka xaaladiisa caadiga ku soo noqdo si dhaq so ah iyadoo la soconeysa marxaladkasta IWM


Hay’adda UNESCO Oo Wariyaal Soomaa liyeed Guddoonsiisay Buug Yaraha Hab ka Bad-Baadada COVID19

      Hay’adda UNESCO ayaa Wariyaal Soomaa liyeed waxaa ay guddoonsiisay Buug yaraha habka Bad-baadada wariyaasha tebinaaya Saf marka Covid19 ee Soomaaliya, waxaana Buu ggani uu siinayaa Wariya yaasha timaamo ku sabs an hab tebinta Safmarka Covid19 ee Soomaaliya.

Buuggaan oo ay taabba galisay UNESCO ayaa soo koobaya tilmaamo dhowr ah oo la xariira Caabuqa Covid19, waxa ana wariyayaasha uu ka caawinayaa sidii ay u sameyn lahaayeen taxadar dheeraad ah oo ku aaddan Caabuqa, sida: Calaamadaha lagu gar an karo Covid19, Talooyin ku aaddan sidii looga hortagi lahaa, Calaamadaha Hor-dhaca u ah iyo talooyin kale oo uu bixinayo Buuggani.

       Hay’adda ayaa la kaashatay Buugga SON ATCOM, waxaa la guddoonsiyay Wariyayaal ka howlgala xaruumo kala duwan, iyadoo uu siina yaa timaamo ku sabsan hab tebinta Safmaraka Covid19 ee Soomaaliya.

       Waxaa la gaarsiiyay Buug-yaraha 16 Xar uun warbaahineed oo ka tirsan Ururka  Warbaa hinta Madaxa Bannaan ee SIMHA, waxaana ka faa’iidaysanaya Buugga wariyaasha ka howlag ala Xaruumahaasi, iyadoo uu xanbaarsan yahay Tilmaamo hagayaa hab tebinyooda iyo sidii ay uga bad-baadin lahaayeen Wariyaashu naftoo da iyo tan Bulshada kale.

      Wariyaasha la guddoonsiiyay Buug yaraha ayaa ka mahad celiyay, maaddama uu ka caaw inayo waxyaabo badan oo ku aaddan sidii ay u wajihi lahaayeen hab tebinta iyo Habka bad-ba adada Covid19, Buug yaraha habka Bad-baada da wariyaasha tebinaaya Safmarka Covid19 ee Soomaaliya ayaa wariyaasha u ah muhiim.

      Covid19 ayaa dunida Saameyn weyn ku yee shay, waxaana Wariyaashu ay yihiin kuwa mar waliba u taagan soo gudbinta dhacdooyinka la xariira Caabuqa, maaddama uu noqday Musiibo dunida ku habsatay, taasi oo loo baahan yahay in ay Bulshadau wax badan ka ogaadaan, wa xaana warbaahintu ay tahay meesha ugu fudud ee loo mari karo.

Joe Biden Oo La Saadaalinayo In Xayiraada ha Uu Ka Qaado Dalal Ay Ku Jirto Somalia

      Madaxweynaha la doortay Joe Biden ayaa qorsheynaya in marka ugu horeysa ee uu la war ego xilka uu doonayo inuu joojiyo ka xayiraada ha socdaalka ee Donald Trump uu saray in ka badan 10 dal, oo u badan waddamada musl imka ah.

     Madaxweynaha la doortay wuxuu ballan qa aday inuu si deg deg ah u joojinayo xayiraadaha safarka ee maamulka Trump ku soo rogay in ka badan toban dal.

Bishii Oktoobar, Biden waxaa kale oo uu ballan-qaaday inuu ku riixayo siyaa siyiinta sharciyo la gula dagaallamayo tirada sii kordheysa ee la xiriirta dambiyada naceybka ah ee khuseeya Mareykanka.Trump markii uu xafiiska qabtay waxa uu soo saaray amar fulin ah oo ka mamnuucaya 7 dal oo u badan Muslimiin inay soo galaan Mareykan ka.Dalaka Soomaaliya, Liibiya, Iiraan, Suudaan, Yemen & kuwo kale ayaa ka mid ah wadamada Mareykanku ay ku soo rogeen xayiraadaha dhanka socdaalka ah.

Itoobiya oo sheegtay inay qabatay Somali ka qeyb qaadaneysay dagaalka degaanka Tigreega

     Taliye ku xigeenka C/F.Itoobiya ahna Mad axa howlgallada C/G/shaandhiga dalkaas , Jan .Birh anu Jula ayaa sheegay inay Ciidamada ay deg aano kala war eegeen Ciidamada xagjiriinta TP LF oo ay kula dagaalamayaan de gaannada Tigreega. Waxaa uu sheegay inay ka mid yihiin dega annada ay la wareegeen yihiin Dhanshan, Bar kan,ilaa Shiraaro,degaannadaas oo ay gacanta horay ugu haayeen Ciidamo ka tirsan Kooxda TPLF.

      Janeraal Birhanu Jula oo la hadlay Wargay ska Addis Zemen ayaa sheegay inay dagaalka ku qabteen Ciidamada dowlad degaanka Soo maalida ka dhisan ee liyuu Boolis & maleeshi yaad kale.

       Ugu dambeyn  Taliye ku xigeenka Ciidm ada Federaalka itoobiya ahna Madaxan howlgal lada Ciidamada Gaashaandhiga dalkaas ,Janer aal Birhanu Jula waxaa uu sheegay in Ciidama da federaalka Itoobiya inay burburiyeen  hub cul culus oo kooxdu gacanta ku haysay, isla mar ka ana ay ku dadaalayaan in Shacabka deegaan ka Tigreega in aysan  dhibaato kasoo gaarin tall aabooyinka laga qaadayo  kooxda xagjirka ah ee TPLF.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip