IGAD oo walaac ka muujisay xaalad taagan

0
Sunday November 08, 2020 - 22:04:24 in Wararka by
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    IGAD oo walaac ka muujisay xaalad taagan

    Urur goboleedka IGAD ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan arimaha ka soo cusboonaaday itoobiya gaar ahaan gobalka tigreega halkaas oo IGAD ay si dhow ula socoto arimaha ka taagan. IGAD waxay ugu baaqday dowlada itoobiya iyo dhinacyada ay arinta quse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Urur goboleedka IGAD ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan arimaha ka soo cusboonaaday itoobiya gaar ahaan gobalka tigreega halkaas oo IGAD ay si dhow ula socoto arimaha ka taagan. IGAD waxay ugu baaqday dowlada itoobiya iyo dhinacyada ay arinta quseyso in ay dulqaad muujiyaan ayna ka shaqeeyaan hanaankii xiisada loo qaboojin lahaa laguna xaliyo qilaafka wada hadal iyo dib u heshiisiin. IGAD waxay tilmaantay in ay aaminsantahay in itoobiya ay gobalka u tahay tusaalaha ama iftiinka xasiloonida iyo horumarka dhaqaalaha iyo waliba tiir nabadda iyo amaanka. Ugu danbeynta waxaa IGAD ay rajeneysaa in dalka xaaladiisa caadiga ku soo noqdo si dhaqso ah iyadoo la soconeysa marxalada iyo wixii ku soo kordha .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip