Maamul Goboleedkii Labaad Oo Ka Hadlay Doorashadii Mareykanka

0
Sunday November 08, 2020 - 22:00:09 in Wararka by
  • Visits: 250
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamul Goboleedkii Labaad Oo Ka Hadlay Doorashadii Mareykanka

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka Joe Biden ugu hambaleeyay guushii uu ka gaaray Doorashadii ka dhacady dalkaas. Madaxweyne Qoorqoor oo Qoraal soo saaray ayuu ku sheegay in g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka Joe Biden ugu hambaleeyay guushii uu ka gaaray Doorashadii ka dhacady dalkaas. Madaxweyne Qoorqoor oo Qoraal soo saaray ayuu ku sheegay in guushii Madaxweyne Joe Biden ka gaaray Doorashada ay aheyd mid taariikhi ah, isla markaana uu ka guuleystay Madaxweynihii hore ee dalkaas Donald Trump. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland ayaa hambalyo iyo boggaadin u diray Madaxweynaha Cusub ee Mareykanaka Joe Biden oo ka adkaayay Donald Trump."Waxaan ugu hambalyeynayaa Madaxweynaha la doortay Joe Biden iyo VP-Elect Kamala Harris guushooda taariikhiga ah. Bogaadin gaar ah ayaa u jeedinayan dadka Mareykanka oo doortay haweeneydii ugu horeysay ee VP iyo dejinta xaalad cusub oo ah ka qeybgalka haweenka ee maamulka" ayuu yiri Qoorqoor. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip