Guddoonkii hore ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo xilka wareejiyay

0
Sunday November 08, 2020 - 19:44:57 in Wararka by
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoonkii hore ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo xilka wareejiyay

    Iyadoo lagu waddo in labo cisho ka hor magaalada Jowhar lagu qabto doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa waxaa xilka wareejiyay guddoonka hore ee Baarlamaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo lagu waddo in labo cisho ka hor magaalada Jowhar lagu qabto doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa waxaa xilka wareejiyay guddoonka hore ee Baarlamaanka.
 Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed iyo guddoomiye ku-xigeenkii koowaad Cabdi Xassan Geedi ayaa xilka ku wareejiyay guddoonka cusub ee dhawaantan la doortay kaddib munaasabad kooban oo ka dhacday magaalada Jowhar.

 

Cismaan Barre Maxamed ayaa la shaqeeyay labadii madaxweyne hore ee isaga danbeeyay Hirshabeelle, waxaana uu ahaa shaqsi saameyn badan ku lahaa               siyaasadda maamulkan laakiin uma suurtagalin dhismahan cusub ee Hirshabeelle in uu ka soo dhax muuqdo.

           Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre ayaa Guddoomiyaha Cusub ugu hambaleeyay xilka loo dooryay, isaga oo ugu baqay in uu dardar geliyo Shaqooyinka horyaalla, isla markaana dhankiisa uu la Shaqeyn doono.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip