Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray gobolka Shabeellaha Hoose

0
Sunday November 08, 2020 - 20:04:10 in Wararka by
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray gobolka Shabeellaha Hoose

    Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo khasaare geystay uu dhaxm aray ciidamada dowladda iyo kuwa xoogga ururka Al-shab aab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo khasaare geystay uu dhaxm aray ciidamada dowladda iyo kuwa xoogga ururka Al-shab aab.
Dagaalkan ayaa gaar ahaan ka dhacay deegaanka Buulo Naagey oo ku yaalla inta dhaxeeya Ceel Wareegow Iyo Namabr 60 Ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

 

Labada dhinac ayaa dagaalka isku adeegsaday hub culus waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo kala gaaray.

Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Shabeellaha Hoose oo dagaalkan ka hadlay ayaa guulo ka sheegtay.

Laakiin dhinaca kale ma jiro wax war ah oo ka soo baxay xooggga Ururka Al-shabaab ee dagaalka la galay ciidamada dowladda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip