Wararka

Xog: FARMAAJO oo saddex jeer laga baajiyay safar

0 Visits: 216 | Wednesday March 31, 2021 - 07:49:54
..

Read More »

Akhriso:- Madasha Bad-baado qaran oo digniin ka soo saartay muddo kororsiga la hadal hayo,farriina u diray guddoomiye Mursal

0 Visits: 218 | Tuesday March 30, 2021 - 22:00:46
Madasha Badbaado qaran oo kulan deg dega ka leh xaaladda dalka iyo shirka Afisyooni Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

Read More »

Deni iyo Axmed Madoobe oo caawa kulan la qaatay wakiilada Beesha caalamka

0 Visits: 227 | Tuesday March 30, 2021 - 21:19:29
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa qaabilay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ee ku sugan Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha taagan gaar ahaan Doorashada, Iyadoo Dowladaha Puntland iyo Jubaland ay la wadaageen Beesha…

Read More »

Mustafe Cagjar "Ma aqbaleyno in Canfarta lagu daro deegaan-doorashooyinka Soomaalida"

0 Visits: 179 | Tuesday March 30, 2021 - 21:13:00
Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa guddiga dorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya u sheegay cabashada deegaanka haddaan laga jawaabin iney ku adkaaneyso doorashada soo socota iney ka qayb galaan. Warqad uu maamulka deegaanka Soomaalida uu si toos ah ugu qoray guddiga doorashaada…

Read More »

Mozambique: Kooxda Al-Shabab oo qabsatay magaalo muhiim ah

0 Visits: 217 | Tuesday March 30, 2021 - 21:11:06
Dowladda Mareykanka ayaa wacad ku martay inay taageeri doonto Mozambique kadib dagaal dhimasho leh oo kooxda loo yaqaan Al-Shabab ee xiriirka la leh Daacish ay ku qaaday magaalada muhiimka ah ee waqooyi ee Palma. Kooxda Al-Shabab ayaa magaalada weerartay Arbacadii tagtay ayada oo sii xoojineysa dagaal…

Read More »

Q/midoobey oo war ka soo saartay Safar Adam Abdelmoula uu ku tegay magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 181 | Tuesday March 30, 2021 - 21:01:30
Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ahna iskuduwaha Qaramada Midoobay ee arrimaha bani'aadamnimada u qaabilsan Soomaaliya, Adam Abdelmoula, iyo Wakiilka Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr. Mamunur Malik, ayaa shalay booqday Isbitaalka Xanaano ee…

Read More »

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Caawa kulan la qaatay Sheekh Shariif Sheekh Axmed

0 Visits: 205 | Tuesday March 30, 2021 - 20:58:19
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa caawa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Kulanka waxaa kale oo goobjoog ahaa wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxaana…

Read More »

Xildhibaanada golaha shacabka oo beeri kulan yeelanaya,maxaa iska bedelay tuhunkii muddo kororsiga?

0 Visits: 218 | Tuesday March 30, 2021 - 20:53:34
Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka fedraalka Soomaaliya ayaa maalinta Beri ah kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya magaalada Muqdisho sida lagu shaaciyay qoraal loo diray Xildhibaanada. Ajandaha kulanka oo goordhow lagu war-geliyay xildhibaanada ayaa ah 1. Covid19,2. U Codeyn Laba Xubnood oo…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyey geerida Marxuum Ciyaaryahan Cumar Cabdiqaadir Barajab.

0 Visits: 218 | Tuesday March 30, 2021 - 20:51:58
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda ciyaaraha iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Xidiggii Kubadda koleyga Marxuum Cumar Cabdiqaadir Barajab oo ku geeriyooday…

Read More »

Maxay ka wada-hadleen madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya?

0 Visits: 189 | Tuesday March 30, 2021 - 20:49:52
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan,iyaga oo ka wada-hadlay arrimo dhowr ah. Madaxweynaha iyo Danjire Aadan ayaa si gaar ah Waxay kaga wada hadleen guud ahaan xaaladda dalku marayo gaar ahaan…

Read More »

Soomaaliya oo Qatar uga mahad-celisay taageerada Amni iyo Dhaqaale ee ay siiso

0 Visits: 169 | Tuesday March 30, 2021 - 20:48:22
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) ayaa ku soo Dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Dooxa ee dalka Qatar Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Mudane/Xasan Xuseen Xaaji oo muddo kooban ku sugnaa garoonka Hamnad International Airport ee magaalada…

Read More »

Madaxweynaha DDS oo shuruud adag ku xiray ka qeyb-galka doorashada Itoobiya

0 Visits: 159 | Tuesday March 30, 2021 - 20:47:02
Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa guddiga dorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya u sheegay cabashada deegaanka haddaan laga jawaabin iney ku adkaaneyso doorashada soo socota iney ka qayb galaan. Warqad uu maamulka deegaanka Soomaalida uu si toos ah ugu qoray guddiga doorashaada…

Read More »

Wefdi ka socday Soomaaliya oo Uganda uga qeyb-galay shir looga hadlayay xakameynta Hubka fudud

0 Visits: 157 | Tuesday March 30, 2021 - 20:45:35
Saraakiil ka socota dowladda federaalka Soomaaliya oo shir looga hadlayo Caqabadaha xaduudaha, xalinta khilaafaadka iyo maareynta isticmaalka hubka fudud uga qeyb galay Entebbe Uganda. Shirkan oo ahaa mid heerkiisu sareeyo ayaa waxaa looga hadlayay faafista iyo maareynta isticmaalka Hubka fudud (Small…

Read More »

Nin hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay magaalada Hargeysa iyo wararkii ugu dambeeyay

0 Visits: 140 | Tuesday March 30, 2021 - 20:44:12
Faah faahino dheerad aha ayaa ka soo baxaya dil saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Soomalaliya,kaas oo uu geystay Nin hubeysan. Dilka ayaa ka dhacay xaafadda Axmed Dhagax ee Magalada Hargeysa,waxaana lagu dilay Nin lagu Magacaabi jiray Macalin Xamse,islamarkaana…

Read More »

Xildhibaan Mahad Salaad "Farriinta kulanka berri waa naloo soo diray waana ka qeyb-geleynaa wixii isoo gaarana mas'uuliyadeeda waxaa qaadanaya guddomiye Mursal"

0 Visits: 164 | Tuesday March 30, 2021 - 20:42:37
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah xildhibanadii laga mamnuucay fadhiyada baarlamaanka ayaa sheegay in uu ka qeyb-geli doono kulanka beeri ee golaha shacabka. Qoraal uu bartiisa Facebookku soo qoray xildhibaan Mahad Salaad ayuu ku sheegay in farriinta kulanka berri ay soo gaartay,islamarkaana uu ka…

Read More »

Qarax lala beegsaday Kaniisad horey Saxafi loogu jir-dilay iyo wararkii ugu dambeeyay

0 Visits: 144 | Tuesday March 30, 2021 - 20:38:37
Waaberigii hore ee saakayto oo Talaado ah waxa uu Qarax ka dhacay Kaniisad ku taalla magaalladda Krimpen aan den IJssel ee Galbeedka dalka Netherland (Ex-Holalnd). Wargeyska NL Times oo aan warkan ka soo xiganay waxaa uu qoray inaysan cidna ku dhaawacmin qarax lala beegsaday Kaniisadda lagu magacaabo…

Read More »

Shiinaha oo Itoobiya ku wareejisay xirmooyinka Tallaalka Covid-19,

0 Visits: 161 | Tuesday March 30, 2021 - 20:37:26
Magaalada Addis Ababa Caasimadda Dalka Itoobiya waxaa maanta oo Talaado ah laga dejiyay 300,000 oo xirmooyin Tallaalka Covid-19 ah gaar ahaan Nuuca Sinopharm ee lagu sameeyay Gudaha Dalkaas. Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa Magaalada Beijing kasoo qaaday Tallaalkaan laga dejiyay Xarunta Midowga Afrika…

Read More »

Tababarihii hore ee xukulka Kubadda Kolayga Soomaaliya oo geeriyooday

0 Visits: 255 | Tuesday March 30, 2021 - 20:33:16
Alle ha u naxariistee Cumar C/Qaadir Baarajab oo ka mid ahaa ciyaartooydii kubada kolayga Qaranka iyo naadiga LLPP JEENYA oo waayahan xanuunsanaa ayaa ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta sida uu noo xaqiijiyey Wariye Xuseen Cilmi Cali (Otto Dheere) oo ay ka wada tirsanaayeen naadiga LLPP iyo xulka…

Read More »

Somalia oo dowlad Carbeed ka dalbatay in ay ka caawiso Baarista Shidaalka iyo Tababarka Ciiddanka

0 Visits: 166 | Tuesday March 30, 2021 - 20:31:04
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Calaamiga ee Somalia, Maxamed C/risaaq Maxamuud Abubakar ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Telefishinka Extra News Channel ee laga leeyahay dalka Masar. "Waxaan raadinaynaa Sahminta Shidaal badan, waxaana u baahanahay Taageeradda Masar" ayuu yiri Wasiirka…

Read More »

Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay waxa ka jira Iskaashi Amni oo ay yeelanayaan Eritrea, Itoobiya iyo Somalia

0 Visits: 131 | Tuesday March 30, 2021 - 20:13:47
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay wararka sheegaya in maalinta Berri ah uu safar dibadda ah u baxayo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo,islamarkaana ka qeyb-gelaya heshiis iskaashi oo dhex-maraya dalalka Africa. Qoraal uu boggiisa Facebook uu ku dabacay…

Read More »