Deni iyo Axmed Madoobe oo caawa kulan la qaatay wakiilada Beesha caalamka

0
Tuesday March 30, 2021 - 21:19:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deni iyo Axmed Madoobe oo caawa kulan la qaatay wakiilada Beesha caalamka

    Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa qaabilay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ee ku sugan Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha taagan gaar ahaan Doorashada, Iyadoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa qaabilay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ee ku sugan Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha taagan gaar ahaan Doorashada, Iyadoo Dowladaha Puntland iyo Jubaland ay la wadaageen Beesha Caalamka aragtidooda ku aadan sida ugu wanaagsan ee uu qabsoomi karo Shirweynaha Doorashada. Sidoo kalana wakiilada Beesha caalamka ayaa maanta kulan la qaatay Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble,islamarkaana kala hadlay arrimaha doorashooyinka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip