Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Caawa kulan la qaatay Sheekh Shariif Sheekh Axmed

0
Tuesday March 30, 2021 - 20:58:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Caawa kulan la qaatay Sheekh Shariif Sheekh Axmed

    Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa caawa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Kulanka waxaa kale oo goobjoog ahaa w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa caawa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Kulanka waxaa kale oo goobjoog ahaa wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxaana looga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee dalka gaar ahaan doorashooyinka. Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ayaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed la wadaagay xogta la xiriirta kulamadii ugu dambeeyay madaxweynayaasha maamul gobaleedyada iyo guulaha laga gaaray iyo waxa harsan. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dhankiisa ka fal-celiyay dadaalada socda muhiimadda ay leeyihiin kuna adkeeyay dhinacyada in la qabto doorasho xor ah oo si nabad ah ku dhacda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip