Maxay ka wada-hadleen madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya?

0
Tuesday March 30, 2021 - 20:49:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay ka wada-hadleen madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya?

    Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan,iyaga oo ka wada-hadlay arrimo dhowr ah. Madaxweynaha iyo Danjire Aadan ayaa si gaar ah Waxay kaga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan,iyaga oo ka wada-hadlay arrimo dhowr ah. Madaxweynaha iyo Danjire Aadan ayaa si gaar ah Waxay kaga wada hadleen guud ahaan xaaladda dalku marayo gaar ahaan arrimaha Doorashada iyo muhiimadda ay leedahay doorasho xor ah oo dalka ka dhacda. Siciid C/llaahi Deni ayaa hoteelka uu ka deganyahay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxa uu kulamo kala duwan kula qaadanayay safiirada dowladaha taageera Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip