Akhriso:- Madasha Bad-baado qaran oo digniin ka soo saartay muddo kororsiga la hadal hayo,farriina u diray guddoomiye Mursal

0
Tuesday March 30, 2021 - 22:00:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:- Madasha Bad-baado qaran oo digniin ka soo saartay muddo kororsiga la hadal hayo,farriina u diray guddoomiye Mursal

    Madasha Badbaado qaran oo kulan deg dega ka leh xaaladda dalka iyo shirka Afisyooni Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madasha Badbaado qaran oo kulan deg dega ka leh xaaladda dalka iyo shirka Afisyooni Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest


 
 

Madasha Badbaado Qaran ayaa qoraal caawa ay soo saareen waxa ay uga hadleen xaaladda aiyaasadeed ee dalka iyo kulanka berri ee golaha shacabka.

War-saxaafadeed ka soo baxay madasha Badbaado qaran ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin loo sameeyo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Farmaajo iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka oo uu waqtigooda dhammaaday.

Sidoo kale waxa sheegeen in hanjabadda ka dhanka ah 15-kii xildhibaan ee uu Mursal sheegay in uu ka ganaxay kulamada golaha shacabka, waxii masuuliyad darro ee ka imaada uu Goddmiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip