Xildhibaanada golaha shacabka oo beeri kulan yeelanaya,maxaa iska bedelay tuhunkii muddo kororsiga?

0
Tuesday March 30, 2021 - 20:53:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada golaha shacabka oo beeri kulan yeelanaya,maxaa iska bedelay tuhunkii muddo kororsiga?

    Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka fedraalka Soomaaliya ayaa maalinta Beri ah kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya magaalada Muqdisho sida lagu shaaciyay qoraal loo diray Xildhibaanada. Ajandaha kulanka oo goordhow lagu war-geliyay xildhi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka fedraalka Soomaaliya ayaa maalinta Beri ah kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya magaalada Muqdisho sida lagu shaaciyay qoraal loo diray Xildhibaanada. Ajandaha kulanka oo goordhow lagu war-geliyay xildhibaanada ayaa ah 1. Covid19,2. U Codeyn Laba Xubnood oo Guddiga M/B ee Xuduudaha.,3 U Codeyn Sharciga Qaxootiga Qaranka. Farrinta caadiga ah ee jiritaalka kulanka beeri oo Arbaca ah taariikhduna ku beegantahay 31/3/2021,ayaa loo diray xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Kulankaan ayaa ku soo aadaya xilli walaac badan uu ka jiro fadhiga beeri ee golaha,iyada oo siyaasiyiinta mucaradku sheegayaan in looga hadli doono muddo kordhin loo sameynayo madaxweynaha iyo baarlamaanka. Sidoo kalana guddoomiyaha golaha shacabka ayaa 15-xildhibaan ka ganaaxay fadhiga baarlamaanka,kuwaas oo dhammaantood lagu eedeeyay in ay hor istaageen fadhigii Sabtigii la soo dhaafay ee baarlamaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip